Gudoonka Waxbarashada Dagmada jalalaqsi

Gudoonka Waxbarashada Dagmada jalalaqsi

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gudoonka Waxbarashada Dagmada jalalaqsi, Education Website, Jalalaqsi, Hiiraan.

21/03/2026

Innaa Lillaahi Waa inna Illahayhi Raajicuun

Allaha U Naxariista Mohamed Amin Yusuf Abdi oo Kamid Ahna Arday dhigta Dugsiga hoose dhexe ee jalalaqsi primary and secondary school primary school ahna arday dhigta faasalka 7aad

Waxaan Halkaan Tacsi Tiiraanyo Leh Ugu Diraynaa Anagoo ah Bahada waxbarashada dagamada jalalaqsi Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxday Marxuum Mohamed Amin Yusuf abdi
Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu u naxariisto, qabrigana u waasiciyo, qoyska uu kabaxay iyo dhammaan ardayda, macallimiinta samir iyo iimaan Buuxa

19/03/2026

Bahada waxbarashada Dagmada Jalalaqsi wexey hambalyo iyo bogaadin u dirayaa aqoonyahannadii ka qalin jabiyay dugsiga Mubakar ee matalayay Dagmada Jalalaqsi, kuwaas oo kaalinta 1aad ka galay tartankii aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan ee ay qabatay Shabeele TV, isla markaana ay taaba gelisay shirkadda isgaarsiinta Somtel. Ee dagmooyinka soomaaliya looqabtay

Guushan qiimaha leh waxay caddeyn u tahay in Schoolada Dagmada Jalalaqsi ey soo saaraan aqoonyahanno tayo, karti, dadaal iyo aqoon sare leh kuwaas oo mar walba diyaar u ah inay matalaan deegaan kooda si sharaf leh.
Ka gudoon l ahaan, waxaan si weyn ugu faraxsanahay dadaalka, juhdiga iyo guusha aad gaarteen, taas oo ah mid dhiirigelin u ah ardayda hadda wax ka barata dugsiyada iyo jiilasha soo socda.
Sii wada iftiiminta magaca dagmadiina 💪📚
Gudoomiyaha Waxbarashada Dagamada jalalaqsi

Mohamed Osman Amin

30/01/2026

Xafso Maxamed Cabdulle oo kaalinta koowaad ka gashay Imtixaanka Dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025-2026 Dugsiga Hiiraan Model School ee Dagmada jalalaqsi. Waxaan leenahay Hambalyo halkaas ka sii wad dadaalka. Guuleyso.

Photos from Jalalaqsi primary and secondary school's post 12/01/2026
Photos from Hiiraan Model School's post 11/01/2026
11/01/2026
Photos from Nasrudiin Primary and Secondary School's post 11/01/2026
Photos from Gudoonka wax barashada dagmada jalalaqsi's post 22/11/2024

M𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝟐𝟏ka 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫
Maanta waxaa ay ku asteysan tahay M𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝, munaasabadaas weyn awgeed waxaa halkaan ugu hambalyeyneynaa dhamaan macalimiinta soomaliyeed guud ahaan macalimiinta Dowlad Gobaleedka Hirshabelle meel walba oo ay joogaan Gaaraan macalimiinta Dagmada jalalaqsi waxanu leenahay hambalyo, hambalyo, hambalyo, runtii abaal weyn ayaad naga mudantihiin lknse ma gudi karno, rabbi ha idinka abaal mariyo dadaalka dheer ee aad noola diyaar tihiin mar walba.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo!!!

Gudoonka waxbarashada Dagamada Jalalaqsi Mohamed Osman amin

Photos from Gudoonka wax barashada dagmada jalalaqsi's post 18/08/2022

Hambayo
Hambalyo
Reer Hirshabelle
Reer Hiraan
Reer Jalalaqsi
Guuleeysta qaasatan
Nasrodiin Primary and secondary schcool
Oo kasoo muuqday kaalinta afaraad wadanka oo dhan iyo kaalinta kowaad dhamaan dolwad gobaleedyada wadanadka
Kudarsoo ardayda keentay (A) wa 69 araday Schoolka Nasrodiin wax uu ku leeyahay 3arday
Shuki farah Ibraahin nor
Fatima Sahro M Mudeey
Najmo Aweys

Sidoo kale waxaan bogaadinaya
Iskuulada kale ee xusida mudan

Waxaan maantay booqasho lug ah igu taganay guriga shukri dhamaan ardayda reer nasro diin, macalimiinta reer Nasrodiin iyo bahda waxbarashada Dagmada Jalalaqsi is aan igu soo hambayeno waalidkii ku amaanaa guusha Shukri

waxaan leeyahay Nasrodiin Primary And secondary School waa school ku dayasho mudan

Dhamaan guuleysta yaasha
Sigaagara Shuaki farah Ibraahin nor ee
Dedaalkeeda ku kasbatay helida
Deeq waxbarasho waxaan leeyahay hambalyo 1000 mar.
Fg haloo rumeeyo Hadalkii
Laga dhawaajiyey dedaala yaasha

Cogratulations to all our sutudents

Going forward

Photos from Gudoonka wax barashada dagmada jalalaqsi's post 16/08/2022

Illaahey mahad iska leh

Maanta waxaan la shaaciyay imtixaanka dowlada ee shahaadiga ah ee dugsiga sare

Dagmada jalalaqsi waxaa u farisatay imtixaanka 48 arday

Waxaa ku baasay dhamaan 48 arday ee dagmada jalalaqsi

Waxaa farxad ii ah inaan kala qeyb qaato ardayda oo ku baasay natiijo wanagsan

Waxaan rabaa inaan umahadceliyo wasaarada waxbarashada fedaralka soomaliya

Waxaan kaloo umahadcelinayaa xildhibaan Hon Malik Abdalla , xildhibaan Abdiraq Mohamed omar,wasiirkii H**e waxbarashada dolwad gobaleedka hirshabelle Dr Abdala, wasiir ku xigeenki h**e wasarada waxbarashada dolwad gobaleedka hirshabelle HE-Muumin Tuurre Abdullahi Agaasime wasaradawaxbarashadadolwadgobaleedkahirshabelle Amiiin, Gudoomyaha gobalk Hiraan Ali jeyte Osman,gudoonka waxbarashada gobalka hiraan Abdifitah dhaqane maamulka degmada jalalaqsi, laamaha amniga Dagmada Jalalaqsi iyo dhamaan shacabka degmada jalalaqsi oo kaalin weyn ka qaatay in lagu galo imtixaanka dagmada

Aniga waxaan diyaar u ahay marwalbo inaan ka shaqeeyo baahiyaha waxbarashada dagmada ay qabto

Iftiinka Dayaxa Gacmo Laguma Qarin Karo

Dugsiga Nasrodiin Primary And secondary School Waxaan Hambalyo U Dirayaa Ardaydii Guusha Taariikhigaa Ka Soo Hoysay Qaranka somaaliya iyo Hirshabeelle Qiimayntii Imtixaanka Ee Dugsiyada sare Ee JFS ,taas oo ah inuu kaalinta afaraad ee fasalada 12aad ee dowlada somalia uu gashay .

Mar Labaad Waxaan u Hambaly Dirayaa Macalimiinti Halganka La Gashay Sidii Ay Heerkaas U Gaadhsiin Lahayeen Ardaydooda Iyo Waalidiinti Tacabka Geliyay Sidii Ay Ardaydoodu Uga Dhex Muuqan Lahaayeen Ardayda jamuuriyada Soomaaliya

Wasarada waxbarashada dolwad gobaleedka hirshabelle waxey Si Gaara Ugu Hambalyaynayaa Shuki Farah Ibrahim oo kaalinta 1aad ka gashay hirshabelle tan 4aad ka gashay qaranka

Dhamaan waxaan baaq udirayaa reer jalalaqsi meel walbo ay joogaan inay gacmaha is qabsadaan ayna ka qeyb qaataan dib udhiska waxbarashada ka socda degmada

Dowladnimo ayaa na deeqda

Horaa loo soconaya

Want your school to be the top-listed School/college in Hiiraan?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Jalalaqsi
Hiiraan