03/05/2023
Gudoomiyaha Midowga Ardayda Degmada Buuloburte: Mudane Mohamed Hassan Qarfe,
gudoomiyaha hormarinta waxbarashada mudane.Ali abdulle hassan,
Gudomiyaha Maaliyadda: Ali Omar iyo
Madaxa.wacyi gelinta iyo tababarada
Marwo.Faiza seikh yusuf .
Ayaa Maanta Booqday Iskuulka Hoose Dhexe Sare
Ee Deebleey.
Ayagoo ardayda Kala Hadlay Isku Diyaarinta Imtixaanaadka Shahadiga oo dhawaan kusoo foodleh ardayda.
02/05/2023
Gudoomiyaha Midawga Ardayda Degmada buulobarde Mudane Mohamed Hassan,
Gudomiyaha Arimaha Bulshada Mudane Abdullahi Omar
Gudomiyaha Maaliyadda: Ali Omar
Ayaa Maanta Booqday Iskuulka Hoose Dhexe Imaam Bukhaari
Ayaago Kormeeray Qeybaha Iskuulka
01/05/2023
Gudoomiyaha Midowga Ardayda Degmada Buuloburte Mudane Mohamed Hassan
Ayaa Maanta Booqday Iskuulka Hoose Dhexe Sare
Ee Al-Fadxi Buuloburte,
Ayagoo Kala Hadlay Isku Diyaarinta Imtixaanaadka Shahadiga Qeybahooda Kala Duwan
30/04/2023
29 april 2023 Maalin sabti ah: gudoomiyaha Midawga Ardayda Degmada buulobarde Mudane.Mohamed hassan qarfe oo ay wehlinayaan gudoomiyaha hormarinta waxbarashada mudane.Ali abdulle hassan.
Madaxa.wacyi gelinta iyo tababarada
Marwo.Faiza seikh yusuf .
Ku xigenka wacyi gelinta iyo tababarada
Mudane.Zakaria Abdicaziz
Ayaa booqasho ku tagay dugsiga hose dhexe. Sare ee October.
Taasoo u muuqatay inuu ardayda 8 aadku kuso food leeyahy imtixaanka dowliga ah.
Waxuuna gudiga ardaydas wacyi gelin iyo garab istaag u muujinayaan si ay ardaydada degmada usiin lahayeen muraajaco ku filan si aay ugu gudbaan imtixaanka una wajahaan wajiga labaad ee wax barashadooda.
ugu dambeyn waxa ardayda lagu dhiiri geliyay iney xooga maskaxdoda ay saraan si ay imtixankas ugu guul gari lahayeen.
Eena sharaf iyo magac ugu soo jiidi lahayeen degmadooda.
Nasiib wacan dhamaantiin Ardayda imtixaanka u fadhiisan doonto.
Xafiiska warfaafinta: midawga ardayda degmada bulaburde
28/04/2023
28 April 2023 Mogadishu.
Maanta waxa shir meelo badan taabtay u fadhiistay xubno ka mid ah Midawga Ardayda Degmada buulobarde
Waxa kulankasi kasoo baxay qodobadaan hoos ku xusan.
1. Hormarinta ardayda degmada Bula burte.
2. La Jaanqadida technology yada casriga ah oo hada dunida k**i baaheyso.
3. Baraarujinta iyo ka hortaga waxa caqabada ku noqonkara ardayda.
4. Diyaarinta seminaro ardayda wax badan ka anfici Kara.
Iyo qodobo kale oo badan.
Xafiiska warfaafinta: Midawga Ardayda Degmada buulobarde.
27/04/2023
27 Apr 2023 Gudoomiya midawga ardayda degmada bula burte
Markii uu arkay bahida uu u qabo midowga uuna ku kalsonadi kartidoda iyo hufnanta shaqadoda
wuxu xeeriyay magacabista xubnaha hoos kuxusan
kuwaas oo qeyb ka noqon doono hawlaha midawgu qabto waxa aayna kala yihiin.
๐ญ. ๐๐น๐ถ ๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฒ ๐ต๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป: ๐๐๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ต๐ผ๐ฟ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ
๐ฎ. ๐ ๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐บ ๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฒ: ๐๐ด๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ด๐๐๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐บ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐๐ด๐ฎ.
๐ฏ. ๐๐น๐ถ ๐ผ๐บ๐ฒ๐ฟ ๐ฎ๐ต๐บ๐ฒ๐ฑ: ๐๐๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ.
๐๐ฎ๐๐น ๐๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ต๐ฎ๐บ๐ฎ๐ป๐๐ถ๐ถ๐ป.
Xafiiska warfaafinta: Midawga Ardayda Degmada buulobarde.
25/04/2023
April 25 2023 Cawa waxaa kulan waqti badan socday oo uu hogaaminayay gudoomiyaha Midawga Ardayda Degmada buulobarde : Mudane. Mohamed Hassan Qarfe, U fadhiisteen dhamaan qeybaha gala duwan ee midowga.
Kulankaas oo meela badan taabtay.
Qodabada kasoo baxay wexaa ka mid ahaa.
1. Dardargelinta xubnaha midowga ka tirsan imtixaanka dowlagga sida ardayda looga caawin lahaa arday fasalada 12aad iyo 8aad.
2. Qabashada seminaro ardayda xirfado loogu abuuri lahaa.
3. Xoojinta xiriirka midowga iyo ardayda degmada.
4.wada shaqeynta midowga iyo macaliimta degmada.
5. Xoojinta isku xerka ardayda degmada Bula burte iyo jamacadaha Mogadishu.
Iyo qodobo kle oo badan kuwasoo midawga qorsheynaayo dardar galintooda.
Xafiiska warfaafinta: Midawga Ardayda Degmada buulobarde.
12/02/2023
Maanta Oo Ay Taarikhdu Tahay 12 february 2023 Gudoomiyaha Midowga Ardayda Degmada Buuloburte Waxaa Uu
Xilka ( Madaxa gudiga Wacyigilinta ) ku wareejiyay .
ยป Faiza sheikh yusuf
๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐บ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐๐น๐ฎ ๐ฏ๐๐ฟ๐๐ฒ.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
Tell : +252615449075
27/11/2022
27 11 2022 axad
Gudoomiyaha medewga aradayda degmada buuloburde mudane mohamad hassan qarfe oo ay lasocdaan madaxa isku xirka ardada iyo jamacadaha mudane abdikaafi saalah ibraahim iyo xoghayaha midowga aradada mudane sharmaake abdulqaadir ayaa booqasha kutagay jamacada SALAAM universty ee magalada mugdisho halkas oo aay kusodhaweyeen maamulka jamacada waxaa aayna kulan miro dhal ah laqaaten madaxa arimaha bulshada ee jamacada ustad afyare iyo xubno kale
Waxa aayna kwada hadleen arimo laxariro wada shaqeynta midowga ardada ee degmada buuloburde iyo jaamacada SALAAM waxa kalo kwada hadleen arimahada ardada degmada buuloburde dhaman ariimihi lakuwada hadlay guul iyo natiijo wanagsan ayey kusodhamadeen wuxuna gudomiyaha midowga ardada mudane mohamad hassan ugu mahadceliyay jaamacad sodhaweyteda iyo wada shaqeytabo
Mudane maxamed xasan qarfe
24/11/2022
24 11 2022 qamis
Gudoomiyaha medewga aradayda degmada buuloburde mudane MAXAMED XASAN QARFE oo ay lasocdaan madaxa isku xirka ardada iyo jamacadaha mudane abdikaafi saalah ibraahim iyo xoghayaha midowga aradada mudane sharmaake abdulqaadir ayaa booqasha kutagay jamacada ZAMZAM universty ee magalada mugdisho halkas oo aay kusodhaweyeen maamulka jamacada waxaa aayna kulan miro dhal ah laqaaten madaxa arimaha bulshada ee jamacada mudane ABDISHAKUR IBRAHIM ABDI iyo xubno kale
Waxa aayna kwada hadleen arimo laxariro wada shaqeynta midowga ardada ee degmada buuloburde iyo jaamacada ZAMZAM waxa kalo kwada hadleen arimahada ardada degmada buuloburde dhaman ariimihi lakuwada hadlay guul iyo natiijo wanagsan ayey kusodhamadeen wuxuna gudomiyaha midowga ardada mudane mohamad hassan ugu mahadceliyay jaamacad sodhaweyteda iyo wada shaqeytabo
Mudane maxamed xasan qarfe
24/11/2022
23 11 2022 arbaco
Gudoomiyaha midowga aradayda degmada buuloburde mudane (mohamad hassan qarfe) oo ay lasocdaan madaxa isku xirka ardada iyo jamacadaha mudane (Abdikaafi saalah ibraahim) iyo xoghayaha midowga aradada mudane (sharmarke Abdulkadir sabrie) ayaa booqasha kutagay jamacada (Horseed international unuversity) ee magalada mugdisho halkas oo aay kusodhaweyeen maamulka jamacada waxaa aayna kulan miro dhal ah laqaaten madaxa arimaha bulshada ee jamacada mudane (mukhtar mohamada ibraahim) iyo xubno kale
Waxa aayna kwada hadleen arimo laxariro wada shaqeynta midowga ardada ee degmada buuloburde iyo jaamacada horseed waxa kalo kwada hadleen arimahada ardada degmada buuloburde dhaman ariimihi lakuwada hadlay guul iyo natiijo wanagsan ayey kusodhamadeen wuxuna gudomiyaha midowga ardada mudane mohamad hassan ugu mahadceliyay jaamacad sodhaweyteda iyo wada shaqeytabo