20/07/2026
OGEYSIIS ... OGEYSIIS!
Maamulka Dugsiga Hoose / Dhexe ee ๐๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฏ๐๐ถ๐ฟ๐ฒ ๐ฃ๐ฟ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น, waxa uu ku wargelinayaa dhamaan Bulshada ku dhaqan Xaafada BADHKA iyo nawaaxigeeda in Dugsiga uu qaadanayo ardey cusub sanad dugsiyeedka 2026/2027.
Qeybaha uu dugsigu ka kooban yahay waa:
1. Barbaarinta caruurta KG1 iyo KG2
2. Fasallada 1aad ilaa 4aad
3. Qaybta waxbarashada Dadka waaweyn ee loo yaqaan ABE
IS QORISTU WAXAY KA SOCOTAA XARUNTA DUGSIGA.
๐๐ต๐ถ๐ป๐ฎ๐ฐ๐ฎ ๐ธ๐ผ๐ผ๐ป๐ณ๐๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ผ๐ผ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐๐๐๐ ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐๐ท๐ถ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐-๐ฅ๐๐๐ ๐.
Wixii faahfaahina kala soo xidhiidh:
63 4806541
63 8884896
63 6611885
12/07/2026