08/12/2015
Assalamu calaykum
Sidaynu ognahay waxaynu ku jirnaa bilihii ugu dhaxanta badnayd somaliland , waxan dhamaan dadka soomaliyeed ee ku nool somaliland gudaheeda iyo dibadeeda ka codsanaynaa in ay ka qeyb qaataan ololaha DUGSIIYE ...kaas oo ah in loo iibiyo Bustayaal , funaanado iyo koodhadh dadka dhimarka ( waalan) agoomaha , darbi jiifka iyo dadka danyarta ah .......
Inagoo is xasuusinayna xadiiska Rasuulka Cs : Allah wuxu caawiyaa adoonka intuu caawinayo walaalkiis
16/11/2015
16/11/2015
15/11/2015