20/10/2023
Daaral Aflax Quran Online
page-kani wuxuu gaar u yahay Dugsiga Daaral-aflax Quran Online , waxaad kala socon kartaan casharo .
20/10/2023
18/06/2023
Bismillaah.
Ku soo dhawaada Dugsiga Oo bixinaya casharo online ah kuwaasoo lagu bixinayo aalada skypeka iyo zoom-ta .
Dugsiga Daaralaflax Quran online waa dugsi lagu barto Duruus diimeed Laguna barto qaab online ah =
1. Baraahada Higaada Carabida bolle ilaa dhamaad.
2. Barashada Quraanka kariimka ah xifdi iyo Qiraa.
3. Barashada tarbiyada iyo barbaarinta ilmaha muslimka ah .
4. Barashada Fiqhiga , Axaadiista , Caqiidada iyo siiraha nabiga scw .
5. Barashada afkeena hooyo ee soomaaliga
6.Barashada afka carabiga.
Waxaana kuugu diyaara bareyaal tababaran casharaday dhigayaan iyo sidey u wada xidhaadhayaan ardeyga.
06/05/2023
asalamu calaykum ,
kusoo dhawaada dugsiga daaral aflax quraan online.
fadlan nagala soo xidhiidha =
tell =00252634121659
19/02/2023
Ku soo dhawoow dugsigu Daaralaflax Online academy .
💕💞
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeysa
HGA