17/05/2026
Kulliyadda culuumta caafimqdka ee Onset Academy Center waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Somaliland munaasibadda qiimaha badan ee 18-ka May.
18 May waa maalin astaan u ah midnimo, aqoonsi, horumar iyo adkaysi. Waxaan u rajaynaynaa dalkeenna nabad, barwaaqo iyo guul joogto ah.
Happy 18 May ๐ฎ๐นโจ
27/04/2026
๐จ WE ARE HIRING ๐จ
Teaching Positions Available.
We are currently seeking qualified and experienced teachers in the following areas:
โ
Pharmacy
โ
Nursing (NSG)
โ
Laboratory
โ
Midwifery
Requirements:
โ
Minimum 2 years of teaching experience
โ
Bachelorโs degree in a relevant field
โ
Training of Trainers (TOT) Certificate
๐ Location: Hargeisa, Somaliland.
๐ฑ WhatsApp: 063 6014876
Interested candidates are encouraged to contact us via WhatsApp.
We look forward to welcoming passionate and dedicated educators to our team. ๐ค
01/04/2026
WE ARE HIRING!
Marketing Team.
๐ Location: Burco. Somaliland
Onset academy is looking for energetic and motivated individuals to join our Marketing Team in Burao โ Branch Two.
If you are passionate about communication, public speaking, and teamwork, we would love to hear from you.
Requirements:
โข Must be in secondary school or have completed it
โข Must have good public speaking skills
โข Age: 18โ25 years
โข Strong communication skills
๐ง Apply Now: [email protected]
๐ Branch Two โ Burao
๐
Deadline: 30/04/2026
19/03/2026
Waxan dhammaan ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeynayna munaasabadda barakaysan ee Ciidda. Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii suubanaa. ๐คฒ
Ciiddaan ciiddeeda kale ha inagu gaarsiiyo nabad, caafimaad, iyo barwaaqo.
Ciid Mubarak dhammaantiin! ๐
20/02/2026
Waxay maamulka kuliyada
Caafimadka Ee ONSET ACADEMY .
halkan hambalayo iyo bogaadin hawada u marinayaan dhamaan hawl wadeenada ardayda iyo macalimiinta onset Academy sanad guuradii 3aad ee kasoo wareegtay asaasaska kuliyadan .
Runtii waa kuliyada u taagan soo saarista, Xirfadlayaal caafimad kuwaas oo aanu aaminsanahay inay wax badan ka badali doonan caafimaadka guud ee dalka .
Waxaan mar labaad iyo mar saddexaadba u mahadcelinayaa macalimiinta ka hawl gasha kuliyada kuwaas oo u taagan soo saarista ubax midho dhal ah iyo u adeegida bulshadooda si hagar laโaan ah.
Waxan iyadana si gaar ugu mahadcelinyaa hawl wadeenada kuliyada oo u taagan inay wax cusub kuso kordhiyaan bulshada iyo college kaba.
Waxan idin leeyahay inagoo isku duuban Happy Anniversary 3
Alleh mahad leh
Ramadan Mubarak #๐
Alle mahad leh #
17/02/2026
Hambalyo Bisha Barakaysan ee Ramadaan โ dhaman Ardayda Onset Academy.
Maamulka iyo macallimiinta Onset Academy waxay dhammaan umada muslimiintaa u rajaynayaan badhaadhe iyo bad-qab waxanan leenahay Ramadaan mubarik sidoo kale Waxaan idin xusuusinaynaa in bisha Ramadaan ay tahay fursad qaali ah oo lagu xoojiyo iimaanka, akhlaaqda, iyo dadaalka waxbarasho.
Waxaan idinku dhiirrigelinaynaa:
โ
Inaad waqtigiina si fiican u maareysaan
โ
Inaad ka faaโiidaysataan bisha Ramadaan cibaado iyo aqoonba.
Allaha naga aqbalo soonkeena iyo camalkeena wanaagsan.
Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.
28/12/2025
*Scholarship 30%*
Ma tahay mihnadle caafimaad oo doonaya inuu helo tobo bar heer sare ah takhasus dheeraad ahna u yeesha barashada caafimaadka hadaba kuliyada culuumta caafimadka ee *Onset Academy Center* waxay idin ogaysiinaysaa inay idinku samaysay discount %30 ah sanadka cusub awgiii faculty kale duwan sida .
Dental Assistant
Qualified nursing
Clinical laboratory ๐ฅผ
Midwifery
Pharmacy
Kuwaas oo kuliyada ka bixi doona mudo sanad iyo 8 bilood ah Waxan sido kale iyadana meesha ka maqnayn short courses kii oo free ah sida Fundamentals of nursing
First Aid
Basic infectious
Basic nutrition
Vaccination ๐
Gynecology disease ๐ฆ
Weliba ku darsoo discount wuxu soconaya dhamaad bisha december ilaa 15 bisha January ama kowaad
Ka faaidayso oo ka mid noqo kumanaanka arday ee ka falaxa onset academy
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh phone ๐ and wathspp numberka hoos ku xusan : 0636643304 / 636272998
East and west Onset is the best.
Balanteenu waa onset Academy Center
19/12/2025
Graduation day ๐งโ๐ was incredible day