Caa'isha ( meeting universities)

Caa'isha ( meeting universities)

Share

الحمد الله دائما وابدا

Aisha Islamic & Development Center
For Women By Women
Haweenbaa Haweenka Ugu Talogalay

*Aisha Islamic & Development Center Waa kulano
ama is aragyo ay dumar sameeyeen uguna talo
galeen dumarka si loo daboolo baahida hada
taagan ee ah sidii loo heli lahaa goobo dumarka
dhalinyaroda ahi firkir is waydaarsi iyo isku h

24/05/2026
22/05/2026

Ka faaidaysiga 10 cisho dul hijah

19/05/2026

Kulankeenii malintii dhawayd ka faaidaysi wanagsan

فضيلة الشيخ عبد الباسط الشيخ أحمد

13/05/2026

Waa bermenijkeenii qiimaha badanaa multaqa caaisha Waa malin khamiista insha allaha ka faaidaysi wanagsan hablahaygii qaaliga ahaa

Yaan loo kala maqnaan bari insha allaha hablahaygii qaaliga ahaa

12/05/2026

Kasoo qayb gal wanaagsan.

11/05/2026

Waa bermenijkeenii qiimaha badanaa multaqa caaisha Waa malin khamiista insha allaha ka faaidaysi wanagsan hablahaygii qaaliga ahaa

27/02/2026

Assalamu calaykum ehlu khayrkoow

Maanta waa maalin khayr oo jumce ah waana maalin fadli badan ku darso waxaad awoodo

Noqo farxad abuuraha danyarta iyo agoomaha aan haysan waxba

kaga qayb qaado: $50, $25, $15, $5, $1.

Waxaad awoodo ku dir:
Zaaad 063-4809936
Edahab 065-4809936

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeysa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

00252-634809936
Hargeysa
252