MAAN Institute

MAAN Institute

Share

Macahadka Maan Institute waa xarun tababaro iyo hagid loogu talo galay dhalinyarta iyo ardayda si kor loogu qaado xirfadohooda shaqo iyo hamigooda nololeed

07/01/2019

H**e u gaadh, Is diwaan geli

MAAN Institute iyo hayada AFYDEF-SOM waxa ay iska kaashanayaan Tababar cusub oo magaalada hargeisa ka socon doona muddo sadex bilood ah oo loogu talo galay in kor loogu qaado xirfadaha dadka shaqo doonka ah iyo kuwa raba inay ganacsiyo abuurtaan, laguna bixin doono koorsooyin kala duwan sida cunto samaynta, mamulka iyo xisaabaadka iyo tiknoolajiyada casriga ah sida samaynta website yada. Goobtu waxa ay ku taalaa NAGAAD NETWORK agteeda. Is-qoristu waa ay socotaa tiro kooban ayaana la qaadanayaa!

06/01/2019

Koorsada Cunto Karinta iyo Diyaarinta:
---------------------------------------------------

Koorsadan oo socon doonta muddo sadex bilood ah waxa dumarka iyo dhalin yarta habalaha ah lagu tabobari doonaa habab cusub oo cajiib ah oo cuntada oo diyaariyo loona qurxiyo iyo casharo cunto oo kala duwan oo dalka aan laga aqoon.

Koorsadan waxa bixinaya khubaro ajaanib ah iyo kuwo dalka u dhashay oo leh khibrad aad u saraysa.

Dadka ka qalin jabiya koorsadan waxa mustaqbalka loo tixgalin doonaa maal galin ganacsi yar yar oo dhinaca cuntada ah.

06/01/2019

Maamulka iyo Xisaabaadka:
--------------------------------------

Koorsadan waxa lagu dhigayaa duruus si heer sare ah loo soo xulay oo loogu talo galay in ardaygu marka uu dhameeyo helo aqoon iyo mihnad uu ku shaqo tagi karo ama uu ganacsigiisa ku horumarin karo.

Ardayga dhameeya waxaa la siinayaa shahaado la aqoonsanyahay waxaana mustaqbalka loo tixgalinayaa fursadaha shaqo abuur iyo mashaaricda ganacsiyada yar yar ee dhalin yarta loogu talo galay.

Ardaygu waxa uu baran doonaa maamulka cilmiyaysan iyo hababka hogaaminta. Sidoo kale waxa uu kasban doonaa aqoonta xisaabaadka ama accounting ka si uu wax ugu qabsan karo ama ugu shaqo tagi karo.

06/01/2019

Koorsada Tiknoolajiyada Casriga ah:
-----------------------------------------------------

Koorsadan waxa ardaydu ku qaadan doonaan tababar casri ah oo la xidhiidha tiknoolajiyadda sida samaynta website yada, Multi-Media iyo Nashqadaynta.

Ardaygu marka uu dhamaysto waxa uu awood u yeelan doonaa in uu samayn karo website, habayn karo sawirada, codadka iyo muuqaalada duuban. Sidoo kale waxa uu ardaygu heli doonaa shahaado la aqoonsanyahay oo uu ku shaqo tagi karo

06/01/2019

IS-DIIWAAN GELI, H**E U SOO GAADH!

Call Now: 634142071 ama 6344258577

MAAN Institute iyo hayada AFYDEF-SOM waxa ay iska kaashanayaan Tababar cusub oo magaalada hargeisa ka socon doona muddo sadex bilood ah oo loogu talo galay in kor loogu qaado xirfadaha dadka xiisanynaya laguna bixin doono koorsooyin kala duwan sida cunto karinta, mamulka iyo xisaabaadka iyo tiknoolajiyada casriga ah sida samaynta website yada. Goobtu waxa ay ku taalaa NAGAAD NETWORK agteeda. Is-qoristu waa ay socotaa dad kooban ayaana la qaadanayaa!

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeysa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Near Nagaad Network
Hargeysa
2522

Opening Hours

Monday 08:30 - 21:00
Tuesday 08:30 - 21:00
Wednesday 08:30 - 21:00
Thursday 08:30 - 21:00
Friday 04:30 - 21:00
Saturday 08:30 - 21:00
Sunday 08:30 - 21:00