22/05/2024
Caalami Secondary Schools
"Caalami ku soo biir casrigana la jaan qaad"
22/05/2024
01/02/2024
Wargelin:
Maamulka Dugsiyadda CAALAMI SCHOOLS waxa uu Ogaysiinayaa Dhamaan Macalimiinta,Waalidiinta,Shaqaalaha,Ardayda iyo Gaadiidka Schoolka in Maalinta Sabtida ah oo ku Taariikhaysan 03-02-2024, in dib inoogu furmi doonan Schooladu.
Insha Allah.
03/01/2024
"📚 Dear Students.
We're excited to announce that the mid-exams for this Term have officially commenced as of yesterday! It's a testament to your hard work and dedication towards academic excellence.
We encourage all students to approach these exams with confidence and focus. Remember, these assessments are an opportunity to showcase your knowledge and skills. We believe in your abilities and wish you the very best for this exam session. Let's make this a successful and rewarding period of academic growth! 🌟✏️
"
27/12/2023
As we stand on the brink of our final academic competition between classes, We're filled with immense pride in witnessing your dedication to scholarly excellence. This competition is not just about showcasing knowledge but embracing the true spirit of learning.
26/09/2023
21/09/2023
Short listed candidates for the position of mathematics instructor
19/09/2023
19/09/2023
Ogeysiis, Ogeysiis.
Waxa la ogeysiinayaa dhammaan barayaasha jecel ama daneynaya Shaqada macalinimada in boos macalinimo ah oo ah maadada Xisaabta ay ka banaantahay dugsiga Caaalami Secondary Schools
CVyada waxa la keenayaa Xarumaha dugsiga oo ku kala yaala Fooqa jiic Aboorka ama dhakhtarka Royal kasoo horjeedkiisa
Fg: Wakhtiga Cv-yada la qabanayaa waa hal maalin oo ah barri oo Arbaco ah, taariikhduna ay tahay 20/09/2023.
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh: 063-7999934, 063-7999932
14/09/2023
Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Caalami Secondary Schools waxay Hambalyo la wadaagayaan dhamaan Ardayda Sannadkan ka Aflaxday Dugsiyadda CAALAMI SECONDARY SCHOOLS iyagoo guul midho dhal ah kasoo hooyey Imtixaankii Shahaadiga ah JSL ee maanta la yeedhiyey.
Tirada Hablaha = 72 Students
Tirada wiilasha = 88 Students
Failed = 0
Absent = 0
Total =160 Arday.
Cid dhacday ma jirto Alxamdulilaah.
Hambalyo dhamaantiinba Alle haydinka yeelo kuwii Aqoontoodaa wadanka uga faa'iideeya .
Good Luck
06/09/2023
PART : 1
| DAHAB IYO ABAALMARINO LA GUDOONSIIYEY ARDEYDA DUGSIGA SARE EE CAALAMI GIRLS SECONDARY
06/09/2023
PART : 1
| DAHAB IYO ABAALMARINO LA GUDOONSIIYEY ARDEYDA DUGSIGA SARE EE CAALAMI GIRLS SECONDARY SCHOOLS
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Dhammaan waalidiinta, macalimiinta, ardayda، gaadiidleyda, iyo shaqaala weynaha dugsiyada sare ee Caalami Secondary schools waxaa lala socodsiinayaa in waxbarashadii sannad dugsiyeedka 2023-2024 ay bilaabmayso 5th 8aad 2023 oo ku beegan maalinta Sabtida Insha Allaah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hargeysa
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 12:00 |
| Tuesday | 07:00 - 12:00 |
| Wednesday | 07:00 - 12:00 |
| Thursday | 07:00 - 10:00 |
| Saturday | 07:00 - 12:00 |
| Sunday | 07:00 - 12:00 |