12/02/2022
taiwan scholarships 2022
deadlines
adeegsan scholarships ka cawisa dhalinyarada somaliyeed helid admissions ka deeqaha waxbarasho ee wa
ADEEGSAN SCHOLARSHIPS waa xarun ardeyda ka caawisa soo saarista deeqaha waxbarasho ee dalka dibadiisa ah.
12/02/2022
taiwan scholarships 2022
deadlines
01/07/2021
OGAYSIIS DEEQDA WAXBARASHO EE TAIWAN
Hambalyo Guulaystayaasha Taiwan Scholarship 2021: Waa 13 arday oo nasiib u helay deeqda waxbarasho ee MOFA iyo 7 arday oo helay deeqda waxbarasho ee TaiwanICDF. ❤👏
adeegsan ahaan 4qof baan u rumaynay inay in deeqdan ku guulaystan.
masha allaaah.
13/04/2021
Ramadaan kariim
07/04/2021
% QIIMO DHISMIS AH
�Ku dhufo whatsapp link-ga hoose si aad nalo soo xidhiidho
Whatsapp: https://wa.me/message/NG3OZCRSG4PLE1
Hargeisa office:
Call centre: 52488
04/04/2021
1. TAM KANG UNIVERSITY
: 22-04-2021
2. NATIONAL TAIPEI UNIVERSITY OF TECHNOLOGY ( Taipei tech)
: 30-04-2021
3. SOUTHERN TAIWAN UNIVERSITY OF SCEINCE AND TECHNOLOGY
: 15-05-2021
4. MING CHUAN UNIVERSITY
: 31-05-2021
Xasuusin: xarunta wali waxa ka socda xareynta MOFA SCHOLARSHIPS.
: Gudbinta ug gudbinta docuements kan dhammaantood ee Safafada Taiwan ee Hargeisa waa 15-april-2021
Hargeisa office:
Call centre: 524881
Whatsapp: https://wa.me/message/NG3OZCRSG4PLE1
#
29/03/2021
"The last call for admissions 2021"
"Dhamaadka deeqaha waxbarsho ee dawlada taiwan"
..........Wednesday...........
Deadline: 31-03-2021
Xasuusin: xarunta wali waxa ka socda xareynta MOFA SCHOLARSHIPS.
Hargeisa office:
Call centre: 524881
Whatsapp: https://wa.me/message/NG3OZCRSG4PLE1
26/03/2021
31-03-2021 (online application )
wali waxa ka socda xareynta deeqaha waxbarasho
Ee dalka taiwan qaybtiisa .
Hadii aad jeceshay in lagaa saacido
Xareynta iyo soo saarista aqblaada jamacada( acceptance latter) ka jamacada iyo aqbalaada center ka luuqada (chinese language center)
Mention dheh si ay uga faaiideystaan asxaabta aad jecel fursadan
Sidoo kle , , iyo aad jeceshay inaad barato noogu reeb ahaan
Hargeisa office:
Call centre: 524881
Whatsapp: https://wa.me/message/NG3OZCRSG4PLE1
20/03/2021
Xarunta adeegsan scholarships support center waxa la socota qabashada documents iyo xareynta deeqaha waxbarasho ee ay iska kaashanayaan IYO Bank
Fadlan iyo
Iyo aad jeceshy inaad soo barato ahaan noogu reeb
si aad u ogaato Documents muhiimka u ah deeqhan waxbarsho fadlan guji whatsapp link gan hoose:-
WhatsApp: https://wa.me/message/NG3OZCRSG4PLE1
call centre: 524881 ( Hargeisa office)
20/03/2021
wali waxa ka socda xareynta deeqaha waxbarasho
Ee dalka taiwan qaybtiisa .
Hadii aad jeceshay in lagaa saacido
Xareynta iyo soo saarista aqblaada jamacada( acceptance latter) ka jamacada iyo aqbalaada center ka luuqada (chinese language center)
Mention dheh si ay uga faaiideystaan asxaabta aad jecel fursadan
Sidoo kle , , iyo aad jeceshay inaad barato noogu reeb ahaan
Hargeisa office:
Call centre: 524881
Whatsapp: https://wa.me/message/NG3OZCRSG4PLE1
01/03/2021
APPLICATIONS OPEN: 01/02/2021
DEADLINE: 31/03/2021
1. Lasoo deg haggaha (Guideline) si fiican u akhri dhammaan shuruudaha deeqaha waxbarasho ka hor inta aanad codsan deeqahan
2. kadib codsigaaga u dir codsigaaga mid ka mid ah Xarumaha lagu dhigto afka Chineseka ( online application)
3. ka dib codso jamacada aad jeceshahay inaad wax ka barato madarka aad dhamayso luuqada(chinese).
4. ka dib buuxbuuxi (Form) codsiga deeqda waxbarasho dalka taiwan (word document)
5. u gudbi formka aad buuxbuuxi say wasaarada waxbarshada iyo sayniska oo ay MOFA u xilsaartay hubinta documents iyo hubinta documents ka aad gudbisay.
hadii aad jeceshahay in lagaa saacido xareynta codsiyadan deeqaha waxbarsho fadlan comment noogu reeb iyo
si aad u ogaato Documents muhiimka u ah deeqhan waxbarsho fadlan guji whatsapp link gan hoose:-
WhatsApp: https://wa.me/message/NG3OZCRSG4PLE1
call center: 524881 ( Hargeisa office)
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |