Halmuceed Academy

Halmuceed Academy Kus Soo Dhawoow πŸŽ“ Halmuced Academy ✨
Waa Madal Bixisa πŸ’» Online CoursesπŸ“±
πŸ“š Wax Ku Baro Online | 🧠 Xirfadaada Kor u Qaad | πŸš€Mustaqbal Kaagana Horumari.

09/06/2026
22/04/2026

πŸš€ *CRITICAL THINKING MASTERCLASS*

Ma rabtaa inaad barato sida si qoto dheer loogu fekero, go'aanno sax ahna loo qaato, loona kala saaro xaqiiqda iyo wararka been abuurka ah?

Fursaddan adiga ayaa le!

πŸŽ“ *Halmuceed Academy* waxay kuu diyaarisay *Critical Thinking Masterclass* si aad u horumariso hab fikirka maskaxdaada iyo xirfaddada go'aan qaadashada *Disition Making*.

✨ *Waxaad ka faa'iidi doontaa:*

β€’ 🧠 Barashada si miro dhal leh loogu fikiro loona qaato go'aanno wanaagsan.
β€’ πŸ”Ž Sida loo ogaado **fake news** iyo macluumaadka khaldan.
β€’ πŸ’‘ Xalinta dhibaatooyinka adigoo isticmaalaya xeelado caqli ku salaysan.
β€’ βš–οΈ Ka fogaanshaha qaladaadka fikirka iyo **logical fallacies**.
β€’ πŸ“Š Qiimeynta xogta iyo caddeynta xogta sida qof xirfad le.
β€’ 🎯 Qaadashada go'aanno ku salaysan caqli samayna ku le mustaqbalkaaga iyo yoolalkaaga.

πŸ“… *Faahfaahinta Course-ka:*

β€’ πŸ—“ Waxa u bilaabmaya: May 1, 2026 (Friday)
β€’ ⏳ Mudada: 10 maalmood (1 module maalin kasta)
β€’ πŸ’» Platform: Google Meeting
β€’ 🌐 Format: 100% Online
β€’ πŸ‘₯ Ardayda: 100 qof oo keliya
β€’ πŸ’° Qiimaha: $2 Isdiwaan galinta + Certificate

⚠️ *Fursad xaddidan* β€” 100 arday oo keliya!

πŸ“² Ku soo biir WhatsApp Group-ka si aad isku diiwaangeliso:

https://chat.whatsapp.com/IN8mPbHLF7KLYIXXine8OO?mode=gi_t

πŸ“ž *Wixii faahfaahin ah*: +252 63 3388990, +252 65 9445259

πŸŽ“ *Halmuceed Academy*

Baro xirfado casri ah oo la jaan qaadaya mustaqbalka iyo halkey noloshu hiigsaneyso

πŸš€ *CRITICAL THINKING MASTERCLASS*Ma rabtaa inaad barato sida si qoto dheer loogu fekero, go'aanno sax ahna loo qaato, lo...
16/04/2026

πŸš€ *CRITICAL THINKING MASTERCLASS*

Ma rabtaa inaad barato sida si qoto dheer loogu fekero, go'aanno sax ahna loo qaato, loona kala saaro xaqiiqda iyo wararka been abuurka ah?

Fursaddan adiga ayaa le!

πŸŽ“ *Halmuceed Academy* waxay kuu diyaarisay *Critical Thinking Masterclass* si aad u horumariso hab fikirka maskaxdaada iyo xirfaddada go'aan qaadashada *Disition Making*.

✨ *Waxaad ka faa'iidi doontaa:*

β€’ 🧠 Barashada si miro dhal leh loogu fikiro loona qaato go'aanno wanaagsan.
β€’ πŸ”Ž Sida loo ogaado **fake news** iyo macluumaadka khaldan.
β€’ πŸ’‘ Xalinta dhibaatooyinka adigoo isticmaalaya xeelado caqli ku salaysan.
β€’ βš–οΈ Ka fogaanshaha qaladaadka fikirka iyo **logical fallacies**.
β€’ πŸ“Š Qiimeynta xogta iyo caddeynta xogta sida qof xirfad le.
β€’ 🎯 Qaadashada go'aanno ku salaysan caqli samayna ku le mustaqbalkaaga iyo yoolalkaaga.

πŸ“… *Faahfaahinta Course-ka:*

β€’ πŸ—“ Waxa u bilaabmaya: May 1, 2026 (Friday)
β€’ ⏳ Mudada: 10 maalmood (1 module maalin kasta)
β€’ πŸ’» Platform: Google Meeting
β€’ 🌐 Format: 100% Online
β€’ πŸ‘₯ Ardayda: 100 qof oo keliya
β€’ πŸ’° Qiimaha: $2 Isdiwaan galinta + Certificate

⚠️ *Fursad xaddidan* β€” 100 arday oo keliya!

πŸ“² Ku soo biir WhatsApp Group-ka si aad isku diiwaangeliso:

https://chat.whatsapp.com/IN8mPbHLF7KLYIXXine8OO?mode=gi_t

πŸ“ž *Wixii faahfaahin ah*: +252 63 3388990, +252 65 9445259

πŸŽ“ *Halmuceed Academy*

Baro xirfado casri ah oo la jaan qaadaya mustaqbalka iyo halkey noloshu hiigsaneyso maanta iyo mustaqbalka.

13/01/2026

πŸŽ“ Welcome to HALMUCEED ACADEMY β€” Where Excellence Begins! 🌟

At Halmuceed Academy, we don’t just teach β€” we inspire. Our mission is to empower the next generation of leaders through quality education, strong values, and a commitment to academic success.

πŸ“˜ What We Offer:
βœ… Expert teachers with a passion for learning
βœ… Modern curriculum tailored for future success
βœ… Safe, inclusive, and achievement-driven environment
βœ… Enrichment programs that build confidence and creativity

πŸ… Whether your child is starting their academic journey or preparing for higher education, Halmuceed Academy is the place to grow, thrive, and shine.

πŸ“ Located in the heart of [Hargeisa]
πŸ“ž Call us today or visit our campus to learn more!

πŸ”— [[email protected]]
πŸ“Έ Follow us for updates, events, and student highlights!

✨ HALMUCEED ACADEMY β€” Knowledge. Growth. Excellence. ✨

Soo Dhawaada 🚨Kus Soo Dhawoow πŸŽ“ Halmuced Academy ✨Waa Madal Bixisa πŸ’» Online CoursesπŸ“±πŸ“š Wax Ku Baro Online | 🧠 Xirfadaada ...
02/01/2026

Soo Dhawaada 🚨
Kus Soo Dhawoow πŸŽ“ Halmuced Academy ✨
Waa Madal Bixisa πŸ’» Online CoursesπŸ“±
πŸ“š Wax Ku Baro Online | 🧠 Xirfadaada Kor u Qaad | πŸš€Mustaqbal Kaagana Horumari.

Address

Hargeisa
NANO

Opening Hours

Monday 07:30 - 12:30
16:30 - 21:30
Tuesday 07:30 - 12:30
16:30 - 21:30
Wednesday 07:30 - 12:30
16:30 - 21:30
Saturday 07:30 - 12:30
16:30 - 21:30
Sunday 07:30 - 12:30
16:30 - 21:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halmuceed Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share