25/02/2026
Military & NGO Cooperation: Wada-Shaqeyn Dhisaysa Mustaqbal Waara
Dunida maanta amnigu ma aha oo kaliya hawlgal ciidan.
Security today is not only about military operations — it is about leadership, accountability, and partnership.
Hay’adaha militariga waxay leeyihiin mas’uuliyad weyn oo ku saabsan ilaalinta shacabka, xasilinta dalka, iyo fulinta waajibaadka si waafaqsan sharciyada.
Military institutions carry the responsibility of protecting civilians, ensuring stability, and operating under legal and ethical standards.
Dhanka kale, NGOs (Non-Governmental Organizations) waxay door muhiim ah ka ciyaaraan:
• Humanitarian assistance – Gargaar bani’aadamnimo
• Capacity building – Dhisidda awoodda bulshada
• Protection of civilians – Ilaalinta shacabka
• Community engagement – La shaqeynta bulshada
Marka military-ga iyo NGO-yadu wada shaqeeyaan, waxaa kordha:
• Trust between institutions and communities – Kalsoonida shacabka
• Transparency and accountability – Hufnaan & isla-xisaabtan
• Sustainable development – Horumar waara
• Long-term peace and stability – Nabad waarta
Hoggaaminta dhabta ahi ma aha amar keliya,
True leadership is not only about command,
Waa mas’uuliyad, cadaalad, iyo adeeg.
It is about responsibility, fairness, and service.
Command responsibility must align with human rights principles.
Mas’uuliyadda hoggaaminta waa inay la jaanqaaddaa xuquuqda aadanaha.
Discipline without integrity is weak.
Anshax aan daacadnimo lahayn waa mid daciif ah.
Future-oriented institutions require cooperation, professionalism, and strategic vision.
Hay’ad mustaqbal leh waxay u baahan tahay wada-shaqeyn, xirfad sare, iyo aragti istiraatiiji ah.
Security is protection.
Amnigu waa ilaalin.
Leadership is responsibility.
Hoggaamintu waa mas’uuliyad.
Development is empowerment.
Horumarku waa awood siin.
Wada-jir ayaan ku dhisi karnaa bulsho ammaan ah oo horumar leh.
J. Ismail
Military Leadership & Institutional Development
---