11/12/2025
🎓 Full Scholarship – Tima Ade University
Waxay bixinaysaa Free Online Diploma Programs
👉 Mid kamid ah kuliyadaha aad ka heli doonto waa:
🎓 Diploma of Nutrition – Barashada nafaqada , cuntooyinka caafimaadka leh, qorsheynta nafaqada, ka hortagga nafaqo-darrooyinka, iyo sida bulshada loogu abuuro hab-nololeed caafimaad oo waara.
⚠️ Seats Available: 60 Only!
🚀 Ku soo biir oo bilow safarkaaga waxbarasho iyo mustaqbal ifaya.
✨ Jaamacadda Tima Ade – Fursaddaada Mustaqbalka!
🖥️ Mode: Online
📩 For more details, contact us: 63 8881841
11/12/2025
🎓 Full Scholarship – Tima Ade University
Waxay bixinaysaa Free Online Diploma Programs
👉 Mid kamid ah kuliyadaha aad ka heli doonto waa:
🎓 Diploma of Pharmacy – Baraashada xirfadaha aasaasiga ah ee dawada, maamulka daawooyinka, fahamka cudurrada, badbaadada bukaanka, iyo doorka muhiimka ah ee farmashiistaha bulshada ku leeyahay.
⚠️ Seats Available: 60 Only!
🖥️ Mode: Online Only
📩 For more details, contact us: 63 8881841
🚀 Ku soo biir oo bilow safarkaaga waxbarasho iyo mustaqbal ifaya.
11/12/2025
🎓 Full Scholarship – Tima Ade University
Waxay bixinaysaa Free Online Diploma Programs
👉 Mid kamid ah kuliyadaha aad ka heli doonto waa:
🎓 Diploma of Public Health – Barashada caafimaadka bulshada, ka hortagga cudurrada, wacyigelinta caafimaadka, cilmi-baarista caafimaad, iyo sida bulshada loogu abuuro nolol caafimaad leh oo waara.
⚠️ Seats Available: 60 Only!
🚀 Ku soo biir oo bilow safarkaaga waxbarasho iyo mustaqbal ifaya.
✨ Jaamacadda Tima Ade – Fursaddaada Mustaqbalka!
🖥️ Mode: Online
📩 For more details, contact us: 63 8881841
11/12/2025
🎓 Full Scholarship – Tima Ade University
Waxay bixinaysaa Free Online Diploma Programs
👉 Mid kamid ah kuliyadaha aad ka heli doonto waa:
🎓 Diploma of Law (Sharciga) – Barashada sharciga, xuquuqda bulshada, qaanuunka dalka, xalinta khilaafaadka, iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah inaad noqoto qof fahma nidaamka sharciga iyo sida uu u shaqeeyo.
⚠️ Seats Available: 60 Only!
🚀 Ku soo biir oo bilow safarkaaga waxbarasho iyo mustaqbal ifaya.
11/12/2025
🎓 Full Scholarship – Tima Ade University
Waxay bixinaysaa Free Online Diploma Programs
👉 Mid kamid ah kuliyadaha aad ka heli doonto waa:
🎓 Diploma of Social Work – Barashada sida loo caawiyo bulshada, loo fahmo dhibaatooyinka bulshada, loo sameeyo u-doodis (advocacy), loona horumariyo adeegyada bulshada iyada oo lagu dhisayo xirfado shaqo oo ku saleysan anshax, wacyigelin, iyo taageero bulsho.
⚠️ Seats Available: 60 Only!
🚀 Ku soo biir oo bilow safarkaaga waxbarasho iyo mustaqbal ifaya.
✨ Jaamacadda Tima Ade – Fursaddaada Mustaqbalka!
🖥️ Mode: Online
📩 For more details, contact us: 63 8881841
11/12/2025
🎓 Full Scholarship – Tima Ade University
Waxay bixinaysaa Free Online Diploma Programs
👉 Mid kamid ah kuliyadaha aad ka heli doonto waa:
🎓 Diploma of Project Management – Barashada iyo qorsheynta mashruuca, maaraynta waqtiga, kharashka, halista (risk), maamulka kooxaha, iyo sida mashruuc kasta loogu guuleysto.
⚠️ Seats Available: 60 Only!
🚀 Ku soo biir oo bilow safarkaaga waxbarasho iyo mustaqbal ifaya.
✨ Jaamacadda Tima Ade – Fursaddaada Mustaqbalka!
🖥️ Mode: Online Only
📩 For more details, contact us: 63 8881841
08/12/2025
Full Scholarship-Free Diploma
Tima Ade University Waxay bixinaysaa Free Online Diploma Programs oo ay ka mid yihiin.
Diploma in Business Administration
Diploma in Human Resource Management
Diploma in Accounting
Diploma in Law
Diploma in Social Work
Diploma in Teacher Training (TOT)
Diploma in Project Management
Diploma in pharmacy
Diploma in public Health
Diploma of Nutrition
Why Join?
100% Free – No tuition fees!
Online classes with expert instructors
Certificate upon completion
Career-enhancing skills for a brighter future
Limited Seats Available!
Register now and start your journey toward success!
Available Time: Thursdays & Fridays
For more details, contact us: 63 8881841
24/11/2025
🎓 Full Scholarship – Tima Ade University
Waxay bixinaysaa Free Online Diploma Programs
👉 Mid kamid ah kuliyadaha aad ka heli doonto waa:
🎓 Diploma of Teacher Training (TOT) – oo kugu qalabeynaysa
xirfadaha macallinnimo, hababka waxbaridda casriga ah, iyo hoggaaminta fasalka si aad u noqoto macallin tayo leh oo saameyn leh.
⚠️ Seats Available: 60 Only!
🚀 Ku soo biir oo bilow safarkaaga waxbarasho iyo mustaqbal ifaya.
✨ Jaamacadda Tima Ade – Fursaddaada Mustaqbalka!
🖥️ Mode: Online Only
📩 For more details, contact us: 63 8881495
24/11/2025
🎓 Full Scholarship – Tima Ade University
Waxay bixinaysaa Free Online Diploma Programs
👉 Mid kamid ah kuliyadaha aad ka heli doonto waa:
🎓 Diploma of Accounting and Finance – oo aad ku barayso maareynta maaliyadda, xisaabinta, miisaaniyadda, iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah shaqooyinka maaliyadeed iyo ganacsi.
⚠️ Seats Available: 60 Only!
🚀 Ku soo biir oo bilow safarkaaga waxbarasho iyo mustaqbal ifaya.
✨ Jaamacadda Tima Ade – Fursaddaada Mustaqbalka!
🖥️ Mode: Online Only
📩 For more details, contact us: 63 8881495
24/11/2025
Full Scholarship – Tima Ade University
Waxay bixinaysaa Free Online Diploma Programs
👉 Mid kamid ah kuliyadaha aad ka heli doonto waa:
🎓 Diploma of Business Administration – oo aad ku barayso maamulka ganacsiga, qorsheynta, hoggaaminta, iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah guusha shaqo iyo ganacsi.