OGF University

OGF University (OGFU) is an accredited Private Univeristy in Hargeisa part of Laas Group, Somaliland’s No.1 Private University bridging higher education & industry | Partnered with Haramaya University, Ethiopia.

Maalinta 3-aad | OGF University STEM DiscoveryIn ka badan 200 arday oo ka qalin-jabiyey dugsiyada sare ayaa maalmahan bo...
30/07/2026

Maalinta 3-aad | OGF University STEM Discovery

In ka badan 200 arday oo ka qalin-jabiyey dugsiyada sare ayaa maalmahan booqanayay Laas Group iyo Shaybaadhada Sayniska ee Jaamacadda OGF University, iyagoo baranaya u kuur galaya culuumta Sayniska qaar ka mid ah.

Sidoo kale, in kabadan 400 arday ayaa ka qayb gelayay Barnaamijka Pre-University Youth Training Program) ee Jaamacadda OGF University.

OGF University – Isku Xidhka Waxbarashada Sare iyo Warshadaha.

Haramaya University
🌐 www.ogf.university | ☎️ 341

# # #

DAY 3 | OGF University High School STEM Discovery Program 2026

More than 200 high school graduates are joining this exciting STEM Discovery Tour at Laas Group Industries and OGF University Science Laboratories, where they will experience science, technology, and engineering in action.

Today's practical learning includes visits to:

• Food Science & Technology Laboratories
• Biochemistry Laboratories
• Microbiology Laboratories
• Food Engineering Laboratories
• Electrical Engineering Laboratories
• Mechanical Engineering Workshops/Labs

This unique industry and laboratory experience is designed to inspire the next generation of scientists, engineers, innovators, and future leaders.

In addition, over 400 students will participate in OGF University's Pre-University Program, preparing them for a successful transition into higher education.

At OGF University, we are proud to continue Bridging Higher Education with Industry through real-world learning experiences and strong industry partnerships. (OGF University)

📍 Main Campus: Opposite Ministry of Education & Science, Hargeisa Somaliland
📍 Admission Center: SBI Building, Airport Bridge Road, Hargeisa
📧 Admissions: [email protected]
🌐 www.ogf.university
☎ Office Tel: 341 (OGF University)

Jaamacadda OGF  ayaa si rasmi ah u bilowday Barnaamijka STEM Discovery, oo loogu talagalay ardayda ka qalin-jabisay dugs...
29/07/2026

Jaamacadda OGF ayaa si rasmi ah u bilowday Barnaamijka STEM Discovery, oo loogu talagalay ardayda ka qalin-jabisay dugsiyada sare si ay ugu xidhmaan aqoonta sayniska, tiknoolajiyadda, injineernimada iyo xisaabta (STEM) iyo khibradaha dhabta ah ee goobaha shaqada.

In ka badan 200 arday ayaa ka qaybgalaya booqashooyin waxbarasho oo lagu tagayo Shaybaadhada Sayniska ee Jaamacadda, Shaybaadhada Mechanical iyo Electrical, warshadaha SBI iyo LIS Factories, xarumaha Laas Group, iyo sidoo kale goobaha beeraha. Barnaamijkani wuxuu ardayda siinayaa fursad ay ku arkaan sida aqoonta STEM loogu dabaqo warshadaha, wax-soo-saarka iyo horumarinta beeraha.

OGF University waxay ka go’an tahay diyaarinta jiil cusub oo leh aqoon, xirfad iyo hal-abuur ku hoggaamin kara horumarka Somaliland.

📍 OGF University, Hargeysa
📞 Call Center: 341
📧 [email protected]



# # # #

OGF University officially launched its STEM Discovery Program, providing high school graduates with hands-on exposure to science, technology, engineering, and innovation.

More than 200 students are participating in educational visits to the University’s Scientific Laboratories, Mechanical and Electrical Labs, as well as industrial and agricultural sites, including facilities sponsored by SBI, LIS Factories, and Laas Group.

The program connects classroom learning with real-world industry experience, inspiring the next generation of STEM leaders and innovators.

📍 OGF University Main Campus, Hargeisa, Somaliland

📞 Call Center: 341

📧 Email: [email protected]

🌐 for this program Register Now: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeEROnazE8t6Te0w40yacYgDwZXwI_HQ_ii4NNyot2ERgU-bw/viewform

Maalinta 2-aad ee Barnaamijka Tababarka Jaamacadda Kahor ee ay qabanqabisay Jaamacadda casriga ah ee OGF University  aya...
28/07/2026

Maalinta 2-aad ee Barnaamijka Tababarka Jaamacadda Kahor ee ay qabanqabisay Jaamacadda casriga ah ee OGF University ayaa si guul leh u socota.

In ka badan 400 arday oo ka qalin-jabiyey dugsiyada sare ayaa ka qaybgalaya tababarrada Xirfadaha Ganacsiga, ICT-ga iyo Garaadka Macmalka ah (AI).

📞 341 | 📧 [email protected]



@
# # #

Day 2 – Pre-University Training Program | OGF University

Today marked the second day of the OGF University Pre-University Training Program, bringing together over 400 high school graduates for practical learning and skills development.

Participants continued engaging in sessions on:
• Entrepreneurship Skills
• ICT and Communication Skills
• Artificial Intelligence (AI)

The program is designed to equip young people with the knowledge and skills needed for university studies and future careers.

📞 Call Center: 341
📧 [email protected]
Be part of the program, Apply Now: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeEROnazE8t6Te0w40yacYgDwZXwI_HQ_ii4NNyot2ERgU-bw/viewform

Jaamacadda OGF waxa saaka ka bilowday barnaamij tababar ah (Pre-University Training Programs).Barnaamijkan waxaa ka faa’...
26/07/2026

Jaamacadda OGF waxa saaka ka bilowday barnaamij tababar ah (Pre-University Training Programs).

Barnaamijkan waxaa ka faa’iidaysan doona in ka badan 400 arday oo ka qalin-jabiyey dugsiyada sare, kuwaas oo isku diiwaangeliyey tababarrada:

• Entrepreneurship Skills
• ICT Skills
• Artificial Intelligence (AI)

Haddii aad rabto inaad isdiiwaangeliso, codsigaaga ku gudbi halkan:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeEROnazE8t6Te0w40yacYgDwZXwI_HQ_ii4NNyot2ERgU-bw/viewform

# # # #

Pre-University Training Programs officially started today at OGF University.

More than 400 high school graduates have registered to participate in the program, which offers training in:
• Entrepreneurship Skills
• ICT Skills
• Artificial Intelligence (AI)

Interested in joining? Apply now:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeEROnazE8t6Te0w40yacYgDwZXwI_HQ_ii4NNyot2ERgU-bw/viewform

OGF University
📞 Call Center: 341
📧 [email protected]
🌐 www.ogf.university

Jaamacadda OGF University waxay ku faraxsan tahay inay ka qayb gasho Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa (HIBF)...
25/07/2026

Jaamacadda OGF University waxay ku faraxsan tahay inay ka qayb gasho Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa (HIBF) ee 19-aad. Nagu soo booqo Xerada ( Booth) aan ku leenahay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, si aad uga ogaataan barnaamijyada waxbarasho, fursadaha jaamacadda, iyo himilada ku aaddan tayeynta waxbarashada sare.

Ku soo dhowaada booth-ka OGF University!



# # #

OGF University is proud to participate in the 19th Hargeisa International Book Fair 2026. Visit our booth to explore our academic programs, meet our team, and learn more about our vision for quality higher education, innovation, and leadership. We look forward to welcoming you.

Barnaamijka Horumarinta Dhallinyarada ee Kahor Jaamacadda Ma tahay arday ka qalin-jabiyay dugsiga sare 2026 ama sannadih...
22/07/2026

Barnaamijka Horumarinta Dhallinyarada ee Kahor Jaamacadda

Ma tahay arday ka qalin-jabiyay dugsiga sare 2026 ama sannadihii ka horreeyay? Jaamacadda OGF waxay bixinaysaa tababar, Ka qaybgal tababar 3 maalmood ah oo kaa caawinaya diyaarinta jaamacadda iyo mustaqbalkaaga.

📅 25, 27 & 29 July 2026
⏰ 8:30–11:30 Subaxnimo
📍 OGF University Main Campus, Hargeysa
🎓 Shahaado ayaa la bixinayaa.

📌 Kuraastu way xaddidan yihiin – Isdiiwaangeli hadda! https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeEROnazE8t6Te0w40yacYgDwZXwI_HQ_ii4NNyot2ERgU-bw/viewform

# # #

OGF University Pre-University Youth Development Program 2026

Are you a 2026 high school graduate (or graduated in previous years)? Join our 3-day training program and prepare for university and your future career.

📅 25, 27 & 29 July 2026
⏰ 8:30 AM – 11:30 AM
📍 OGF University Main Campus, Hargeisa
🎓 Certificate of Completion provided.
📌 Limited seats – Register today!
🌐 www.ogf.university | 📞 341

Mahadsanidiin in kabdan 6,000 oo Taageere ayaanu gaadhnay mudo kooban. Aad baad ugu mahadsan tihiin taageeradiinna iyo k...
21/07/2026

Mahadsanidiin in kabdan 6,000 oo Taageere ayaanu gaadhnay mudo kooban.

Aad baad ugu mahadsan tihiin taageeradiinna iyo kalsoonidiinna.

Jaamacadda OGF maaha oo kali ah jaamacad—waa bulsho waxbarasho iyo horumar u taagan.

Taageeradiinna iyo dhiirrigelintiinnu waa waxa nagu sii riixaya inaan dhallinyarada u abuurno fursado waxbarasho oo tayo leh.



# # # # #

Thank You, 6,000 Followers!

We are grateful to each and every one of you for being part of the OGF University family.

OGFU is more than a university—it's a community built on learning, industry relations opportunity, and inspiration. Thank you for your trust, support, and encouragement. Together, we will continue to inspire and empower the next generation.



Congratulations on reaching this milestone!

Maamulka Jaamacadda OGF ayaa kulan la yeeshay hoggaamiyeyaasha dhallinyarada ee 13 dugsi sare oo Hargeysa ku yaalla. Kul...
21/07/2026

Maamulka Jaamacadda OGF ayaa kulan la yeeshay hoggaamiyeyaasha dhallinyarada ee 13 dugsi sare oo Hargeysa ku yaalla. Kulanka waxaa lagu soo bandhigay barnaamijyada waxbarasho ee jaamacadda iyo fursadaha ay ardaydu ka heli karaan Barnaamijy Hoggaaminta Dhallinyarada ee OGF University.

# # #

OGF University Management met with youth leaders from 13 secondary schools in Hargeisa. The meeting focused on introducing the University’s academic and non-academic programs and discussing opportunities for youth development and leadership.

The University also announced its commitment to providing Youth Leadership Programs aimed at empowering young people with the skills, knowledge, and confidence needed to become future leaders.

Prof. Mohamed Osman Guudle, President of OGF University, stated:

“Youth are the foundation of our future. OGF University is committed to nurturing leadership, innovation, and excellence among the next generation through quality education and leadership development programs.”

18/07/2026
OgeysiisHambalyo  Hambalyo Samiira maxamed saleebaan(🎀🐰on TikTok) oo ku guulaysatay Deeq Waxbarasho oo Buuxda.📞 Fadlan l...
18/07/2026

Ogeysiis
Hambalyo Hambalyo
Samiira maxamed saleebaan(🎀🐰on TikTok) oo ku guulaysatay Deeq Waxbarasho oo Buuxda.
📞 Fadlan la xidhiidh 341 ama booqo OGF University Main Campus, kana soo horjeedda Wasaaradda Waxbarashada , Hargeisa Somaliland
# # # #
Scholarship Winner Announcement
Congratulations Samiira maxamed saleebaan
(@ punny🎀 on TikTok) for winning a Full Scholarship in the Somaliland Youth Entrepreneurship Online Competition.
📞 Call 341 or visit OGF University Main Campus, opposite the Ministry of Education, Hargeisa, Somaliland. See less

Address

Main Campus: OGF Building, Opposite Of Ministry Of Education And Science, Gobolka
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:30 - 20:30
Tuesday 07:30 - 19:30
Wednesday 07:30 - 19:30
Thursday 07:30 - 12:30
Saturday 07:30 - 19:30
Sunday 07:30 - 19:30

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OGF University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share