10/03/2026
🎯 TARTANKA LAMBARADA NASIIBKA 30$.
Qof walba wuxuu dooranayaa sadex lambar oo u dhexeeya 151 ilaa 165
🔒 Gudaha 151 ilaa 165- waxaa ku qarsoon 3 lambar oo lacag ah.
🏆 Haddii aad doorato 3-da lambar ee lacagtu kujirto waxaad noqoneysaa guulaystaha tartanka.
📌 Shuruudaha Tartanka:
Qofku hal mar keliya ha doorto doorashadiisa (lama oggola in la beddelo marka la qoro).
Lambar laba jeer la qoray waxaa qaadanaya qofkii ugu horreeyay.
Marka tartanku xirmo, natiijada si rasmi ah ayaa loo shaacin doonaa.
⚠️ Fadlan si taxaddar leh u dooro dookhaaga — lama beddeli karo marka la diiwaangeliyo.
✅️Like garee page-ka Aasheedguurta.
✅️Share garee post-ga.
✅️Like garee post-ga.
🎉 Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!