Ardaykaab Academy

Ardaykaab Academy A mentorship-driven academy empowering Somali youth with practical skills for the real world.

๐—–๐—”๐—”๐—ช๐—” ๐—ช๐—”๐—” ๐—Ÿ๐—œ๐—ฉ๐—˜! Caawa waxaan kulan ๐—Ÿ๐—œ๐—ฉ๐—˜ ah ku yeelanaynaa **Discord**! ๐ŸŽ™๏ธ๐Ÿ’ป๐Ÿ•˜ ๐Ÿต:๐Ÿฌ๐Ÿฌ ๐—ฃ๐—  ๐—˜๐—”๐—ง๐Ÿš€ Waxaan isla eegi doonnaa waxyaa...
27/08/2026

๐—–๐—”๐—”๐—ช๐—” ๐—ช๐—”๐—” ๐—Ÿ๐—œ๐—ฉ๐—˜!

Caawa waxaan kulan ๐—Ÿ๐—œ๐—ฉ๐—˜ ah ku yeelanaynaa **Discord**! ๐ŸŽ™๏ธ๐Ÿ’ป

๐Ÿ•˜ ๐Ÿต:๐Ÿฌ๐Ÿฌ ๐—ฃ๐—  ๐—˜๐—”๐—ง
๐Ÿš€ Waxaan isla eegi doonnaa waxyaabo xiiso leh oo ku saabsan ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต & ๐—”๐—œ

๐™ƒ๐™– ๐™ฃ๐™–๐™œ๐™– ๐™ข๐™–๐™ฆ๐™ฃ๐™–๐™–๐™ฃ! Kusoo biir ๐Ÿ‘‡

๐Ÿ”— ๐—ž๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐——๐—ถ๐˜€๐—ฐ๐—ผ๐—ฟ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฟ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ-๐—ธ๐—ฎ:
๐Ÿ‘‰ https://discord.gg/dvN3GYfMv

26/08/2026

Waxbarashada Jiilka Tignoolajiyada: Internet-ka, Wax Walba Iska Bar! ๐Ÿš€๐ŸŒ

Waxaynu joogna duni wax walbaba fudadeen oo aan habayaratee kaaga baahnayn inaad aqoon u safarto.

Mawduceenu maanta waxa uu daaran yahay sidee iskaa aad wax ugu baran kartaa, sideese ugu haboon ee internet-ka wax looga baara, maxayse yihiin habab-ka la raaco si waxa aad rabto aad u baran karto.

๐ŸŽ“ Natiijada Imtixaanka Qaranka ee 2026 HAMBALYO! ๐ŸŽ‰Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Somaliland ee...
26/08/2026

๐ŸŽ“ Natiijada Imtixaanka Qaranka ee 2026 HAMBALYO! ๐ŸŽ‰

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Somaliland ee guulaystay. ๐Ÿ‘๐Ÿ“š

Waxbarashadu halkan kuma dhammaato, waa bilowga guulaha cusub! ๐Ÿš€

Claude Academy: Anthropic Oo Furtay Madal Cusub oo Lagu Barto AIAnthropic, shirkadda sameysa Claude, ayaa si rasmi ah u ...
21/08/2026

Claude Academy: Anthropic Oo Furtay Madal Cusub oo Lagu Barto AI

Anthropic, shirkadda sameysa Claude, ayaa si rasmi ah u daahfurtay Claude Academy oo ah madal bilaash ah oo lagu barto AI iyo adeegsiga Claude. Courses-ka iyo tutorials-ku waxay u furan yihiin qof kasta.

Claude Academy waxaa loogu talagalay dadka heerar kala duwan jooga. Waxaa ku jira casharro ku saabsan aasaaska AI-ga, awoodaha iyo xaddidaadaha AI, iyo sida loo isticmaalo qalabka Claude.

Waxa kale oo ku jira casharro loogu talagalay developers-ka, sida Claude Code, Claude Platform iyo Model Context Protocol (MCP), iyo sidoo kale sida Claude loogu isticmaalo adeegyada cloud-ka sida Amazon Bedrock iyo Google Cloud Vertex AI.

Tartanka AI-gu maanta kuma koobna oo keliya dhisidda models awood badan. Shirkaduhu waxay sidoo kale tartan ugu jiraan sidii developers, arday iyo xirfadlayaal badan ay u baran lahaayeen una isticmaali lahaayeen tools-ka ay dhisayaan. Claude Academy waa mid ka mid ah tartankaas.

Claude Academy hadda waa live, courses-kuna waa bilaash.

Claude Academy: academy.claude.com

๐Ÿง  ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐—ฟ๐˜€-๐—ธ๐˜‚ ๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—œ?โ€ข AI Ma caqabadbaa mise waa fa'idoโ€ข Miyaynu gaadhnay heer la odh...
20/08/2026

๐Ÿง  ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐—ฟ๐˜€-๐—ธ๐˜‚ ๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—œ?

โ€ข AI Ma caqabadbaa mise waa fa'ido
โ€ข Miyaynu gaadhnay heer la odhan karo AI waa lamid maskaxda ib'na-aadanka? hadiibase ay dhacdo wali ma awoodna inaynu maamulno?
โ€ข Maxay yihiin khataraha la filan karo? ee ku gadaaman maskaxdan awoodaysa inay wax cusub ikhtricado iyada oon la hagin
โ€ข Muxu yahay aduunka kale, ee badanka dadku isticmalaha ka yihiin maxase ka socda goobaha lagu horumarinayo maskaxdan.

๐ŸŽ™๏ธ ๐—ž๐˜‚๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐˜€๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป-๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ผ ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—”๐—ฟ๐˜๐—ถ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—น๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ-๐—ธ๐—ฎ (๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—š๐—ฎ๐—ฐ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ)

๐Ÿ—“๏ธ ๐—ž๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐˜€, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ ๐—”๐˜‚๐—ด๐˜‚๐˜€๐˜
โฐ ๐Ÿต:๐Ÿฌ๐Ÿฌ ๐—ฃ๐—  ๐—˜๐—”๐—ง
๐Ÿ’ป ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—น๐—ฒ ๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜: https://meet.google.com/cuh-faqg-udo

โณ 24 HOURS TO GO!Join us tomorrow night for our AI Safety Event with Abdule Y. โ€“ AI Research.๐Ÿ“… Thursday, 20 August๐Ÿ•˜ 9:00...
19/08/2026

โณ 24 HOURS TO GO!

Join us tomorrow night for our AI Safety Event with Abdule Y. โ€“ AI Research.

๐Ÿ“… Thursday, 20 August
๐Ÿ•˜ 9:00 PM

๐Ÿ”— Join our WhatsApp group to receive the Google Meet link:https://chat.whatsapp.com/IL3HqpSFIC5D9MdeIckzME?s=cl&p=a&ilr=4

See you there! ๐Ÿš€

๐—”๐—œ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ฒ๐˜๐˜†!!!!Mawduuc aan in-badan laga hadal ka somali ahaan, waxa dhexdeena ku baahay isticmaalka ๐—”๐—œ (๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ)...
16/08/2026

๐—”๐—œ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ฒ๐˜๐˜†!!!!

Mawduuc aan in-badan laga hadal ka somali ahaan, waxa dhexdeena ku baahay isticmaalka ๐—”๐—œ (๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ) waana waxa aynu ka wada dharagsanahay ka hadalkiisa, waxase jira mawduucan "๐˜ˆ๐˜ ๐˜š๐˜ข๐˜ง๐˜ฆ๐˜ต๐˜บ" (๐˜‰๐˜ข๐˜ฅ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ๐˜ขda ๐˜จ๐˜ข๐˜ณ๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ ๐˜จ๐˜ข๐˜ค๐˜ฎ๐˜ฆ๐˜ฆ๐˜ฅ๐˜ฌ๐˜ข) oo ah mawduuc aduunka intisa kale kusoo xogaysanaya cilmi baadhayaal (๐˜ณ๐˜ฆ๐˜ด๐˜ฆ๐˜ข๐˜ณ๐˜ค๐˜ฉ๐˜ฆ๐˜ณ๐˜ด) badanina ay aad uga digaan.

๐—ฆ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ? Inta aynan galin sababta ayaa waxan rabba bal inaan gorfayno sido kalena fahano ๐—”๐—œ (๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ) sidee u shaqeya, halke ka keenay awooda intan leeg ee ikhtiraac (๐˜จ๐˜ฆ๐˜ฏ๐˜ฆ๐˜ณ๐˜ข๐˜ต๐˜ช๐˜ท๐˜ฆ) iyo ugu danbaynta oo ah inaan ogaano amase fahano AI iyo badbadada ay cilmi-badhaysashu (๐˜ณ๐˜ฆ๐˜ด๐˜ฆ๐˜ข๐˜ค๐˜ฉ๐˜ฆ๐˜ณ๐˜ด) soo bandhigayaan.

Mawduucani xaqiiqdi waa mid aad ๐Ÿฑ-๐˜๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ผ ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ aad u maqli doonto, sababta oo ah aduunka qaybtii waxay ku foogan tahay isticmaalka iyo ka faidaysiga aaladan halka ๐˜ญ๐˜ข๐˜ฃ๐˜ด-๐˜ฌ๐˜ถ (madasha lagu ikhtiracayo aladan) ay aad ugu tartamayaan inay keenan mid tan ka horumarsan kana awood badan oo ay ku magacaabeen (๐—”๐—š๐—œ), tanbaana kaliftay inuu noqdo ๐˜ง๐˜ช๐˜ฆ๐˜ญ๐˜ฅ ka faracma AI oo gaarkii loo barto si loo helo aqooyahano ka faaloota dajijsana xeerar xaddidaya shirkadaha ay ugu h**eeyaan (๐—ข๐—ฝ๐—ฒ๐—ป๐—”๐—œ, ๐—”๐—ป๐˜๐—ต๐—ฟ๐—ผ๐—ฝ๐—ถ๐—ฐ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—น๐—ฒ).

Week kahor ayaan barahayga bulshada soo galiyay odhaah ahayd, "๐˜“๐˜ช๐˜ฌ๐˜ฆ ๐˜ฏ๐˜ถ๐˜ค๐˜ญ๐˜ฆ๐˜ข๐˜ณ ๐˜ฑ๐˜ฐ๐˜ธ๐˜ฆ๐˜ณ ๐˜ฃ๐˜ฆ๐˜ง๐˜ฐ๐˜ณ๐˜ฆ ๐˜ช๐˜ต, ๐˜ˆ๐˜ ๐˜ธ๐˜ช๐˜ญ๐˜ญ ๐˜ด๐˜ฐ๐˜ฐ๐˜ฏ ๐˜ง๐˜ข๐˜ค๐˜ฆ ๐˜ฉ๐˜ฆ๐˜ข๐˜ท๐˜บ ๐˜ณ๐˜ฆ๐˜ด๐˜ต๐˜ณ๐˜ช๐˜ค๐˜ต๐˜ช๐˜ฐ๐˜ฏ๐˜ด ๐˜ข๐˜ด ๐˜จ๐˜ณ๐˜ฐ๐˜ธ๐˜ช๐˜ฏ๐˜จ ๐˜ด๐˜ฐ๐˜ง๐˜ต๐˜ธ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฆ ๐˜ข๐˜ฏ๐˜ฅ ๐˜ฑ๐˜ฉ๐˜บ๐˜ด๐˜ช๐˜ค๐˜ข๐˜ญ ๐˜ข๐˜ถ๐˜ต๐˜ฐ๐˜ฏ๐˜ฐ๐˜ฎ๐˜บ ๐˜ช๐˜ฏ๐˜ค๐˜ณ๐˜ฆ๐˜ข๐˜ด๐˜ฆ ๐˜ค๐˜ข๐˜ต๐˜ข๐˜ด๐˜ต๐˜ณ๐˜ฐ๐˜ฑ๐˜ฉ๐˜ช๐˜ค ๐˜ณ๐˜ช๐˜ด๐˜ฌ๐˜ด."

Sababtan usoo qoray iyo qoddobo intan ka badan ayaan rabba in aan ๐˜ง๐˜ณ๐˜ฆ๐˜ฆ ๐˜ด๐˜ฆ๐˜ด๐˜ด๐˜ช๐˜ฐ๐˜ฏ kugula wadaago, si aad uga qayb qaadato ๐˜ฆ๐˜ท๐˜ฆ๐˜ฏ๐˜ต-kan kooban:

๐Ÿ“… ๐—˜๐˜ƒ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐——๐—ฎ๐˜๐—ฒ: 20 August
๐Ÿ“ ๐—Ÿ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป: Google Meet
๐Ÿ”— ๐—˜๐˜ƒ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ฒ๐˜€๐˜€: Kuso biir community-ga Discord si aad u hesho link-ga Google Meet: https://discord.gg/mbNQpuJcu marka date-ka la gaadho.

Abdule Yousuf Hashi

3,000 Learners Reached! ๐Ÿš€๐ŸงกWeโ€™re proud and grateful to have reached 3,000 learners through Ardaykaab Academy.Not everyone...
15/08/2026

3,000 Learners Reached! ๐Ÿš€๐Ÿงก

Weโ€™re proud and grateful to have reached 3,000 learners through Ardaykaab Academy.

Not everyone has had the chance to learn with us yet, but each person weโ€™ve reached is part of the community weโ€™re building.

The next 3,000 starts now. ๐ŸŽ“

#๐‘ณ๐’†๐’‚๐’“๐’๐’Š๐’๐’ˆ๐‘ช๐’๐’Ž๐’Ž๐’–๐’๐’Š๐’•๐’š

๐˜ผ๐™„-๐™œ๐™ช ๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ ๐˜ฃ๐˜ถ๐˜ถ ๐˜ถ๐˜จ๐˜ถ ๐˜ง๐˜ช๐˜ช๐˜ค๐˜ฏ๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข๐˜บ ๐˜ฉ๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข๐˜ญ๐˜ฌ๐˜ข, ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ญ๐˜ด๐˜ฆ ๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ ๐˜ฃ๐˜ถ๐˜ถ ๐˜ถ๐˜จ๐˜ถ ๐˜น๐˜ถ๐˜ฏ ๐˜บ๐˜ข๐˜ฉ๐˜ข๐˜บ ๐˜ต๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ด๐˜ฉ๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข ๐˜ธ๐˜ข๐˜ญ๐˜ช. ๐˜”๐˜ฐ๐˜ฅ๐˜ฆ๐˜ญ ๐˜ข๐˜บ๐˜ข๐˜ข ๐˜ฌ๐˜ถ๐˜ถ ๐˜ฒ๐˜ฐ๐˜ณ๐˜ช ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ณ๐˜ข ๐˜ฃ๐˜ถ๐˜ด๐˜ช๐˜ฏ๐˜ฆ๐˜ด๐˜ด ๐˜ฑ๐˜ญ๐˜ข...
12/08/2026

๐˜ผ๐™„-๐™œ๐™ช ๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ ๐˜ฃ๐˜ถ๐˜ถ ๐˜ถ๐˜จ๐˜ถ ๐˜ง๐˜ช๐˜ช๐˜ค๐˜ฏ๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข๐˜บ ๐˜ฉ๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข๐˜ญ๐˜ฌ๐˜ข, ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ญ๐˜ด๐˜ฆ ๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ ๐˜ฃ๐˜ถ๐˜ถ ๐˜ถ๐˜จ๐˜ถ ๐˜น๐˜ถ๐˜ฏ ๐˜บ๐˜ข๐˜ฉ๐˜ข๐˜บ ๐˜ต๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ด๐˜ฉ๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข ๐˜ธ๐˜ข๐˜ญ๐˜ช. ๐˜”๐˜ฐ๐˜ฅ๐˜ฆ๐˜ญ ๐˜ข๐˜บ๐˜ข๐˜ข ๐˜ฌ๐˜ถ๐˜ถ ๐˜ฒ๐˜ฐ๐˜ณ๐˜ช ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ณ๐˜ข ๐˜ฃ๐˜ถ๐˜ด๐˜ช๐˜ฏ๐˜ฆ๐˜ด๐˜ด ๐˜ฑ๐˜ญ๐˜ข๐˜ฏ, ๐˜ญ๐˜ข๐˜ข๐˜ฌ๐˜ช๐˜ช๐˜ฏ ๐˜ฎ๐˜ข ๐˜ฒ๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ๐˜ช ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ณ๐˜ฐ ๐˜ฌ๐˜ฐ๐˜ฐ๐˜ฃ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ฎ๐˜ช๐˜ช๐˜ด๐˜ฌ๐˜ข๐˜จ๐˜ข ๐˜ด๐˜ข๐˜ข๐˜ณ๐˜ข๐˜ฏ.

Waxana jira xal ama hab lagu hiigsado in awoodan la gaadho waana mawduca aan maqaalkaygan (articale) kaga hadlayo waxana la yidhaa ๐—ฉ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐˜‚๐—ฎ๐—ด๐—ฒ ๐—”๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป (๐—ฉ๐—Ÿ๐—”)

๐—ฉ๐—Ÿ๐—”-๐—ด๐˜‚ si yaroo fudud. Waxaa gala waxa kamaraddu aragto iyo waxa qofku yidhi. Waxaa ka soo baxa ๐—บ๐—ผ๐˜๐—ผ๐—ฟ ๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐˜€: dhaqaaji xubintan ama h**e u tallaabso. Ma jiraan rules gacan lagu qoray. Modelku wuu eegaa, jumladda wuu fahmaa, wuuna dhaqaaqaa. Marka language model khaldamo, erey ayaa si khaldan loo higgaadiyaa (spelling). Marka ๐—ฉ๐—Ÿ๐—” khaldamose waxa dhaca dhaqaaq aan haboonayn.

๐—ค๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ด ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐˜๐—ฎ-๐—ฑ๐—ฎ, ๐—บ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—บ๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ. Language models waxay internetka ka heleen tiriliyaanno (trillion) erey oo bilaash ah. Robotics-ku xog noocaas ah ma haysto. Ma jiro website bixinaya "sawirka kamaradda 10:03:04 โ†’ dhaqaaji 3 darajo bidix."

Sidaas darteed data-da gacanta ayaa lagu sameeyaa, badanaa ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป. Qof ayaa robotka ku wada ๐—ฉ๐—ฅ ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฟ๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ฟ ama gacan yar oo leader ah, hawsha si sax ah ayuu u qabtaa, nidaamkuna wax walba wuu duubaa qiyaastii 30 jeer ilbiriqsigii: muuqaallada kamaradda, joint angles iyo action-ka saxda ah ee la qaaday.

Kadib jumlad baa lagu dhejiyaa: "laablaab tuwaalka." Duubistaas waa hal episode (muuqaal). ๐—ฉ๐—Ÿ๐—” casri ah waxaa lagu tababaraa boqolaal kun oo episode ah. Ururinta data-du waxay noqotay halka caqabad ee dib u dhigtay horumarinta robots-ka, shirkada Apptronik waxay dhistay Robot Park keliya si ay robots ugu wado oo data u ururiso.

๐—š๐—ฒ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ถ ๐—ฅ๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐˜๐—ถ๐—ฐ๐˜€ ๐Ÿฎ. 30-kii July 2026, ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—น๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐—ฒ๐—ฝ๐— ๐—ถ๐—ป๐—ฑ waxay ku dhawaaqday saddex model: ๐—ฉ๐—Ÿ๐—” hadda wada humanoid buuxa cagaha ilaa faraha, model embodied reasoning ah oo qorsheeya hawlo tallaabo badan leh, iyo model on-device ah oo robotka gudihiisa ku shaqeeya.

Suasha halkan ka bilaabmataa ee caalamka trend-ka ka noqotay waa "๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ฒ๐˜๐˜†" sidee loo sugi karaa in qalad dhaco, ku darso oo hadda qaladka dhacayaa markan waa move ee maaha spelling-kii aynu soo xusnay, hadi qalad move ahi dhacana wax badan oo qaladamaya ayaa jira, sida in khatar ay gali karto nafaha adeegsanaya robots-kani.

Hadii aad rabto inaad waxuun iska waydisoo sababta safety-ga AI-ga xoog loogu hadal hayo dhawanahan danbe waxan kugula talin lahaa inaad akhrido buuga uu qoray "๐—ก๐—ถ๐—ฐ๐—ธ ๐—•๐—ผ๐˜€๐˜๐—ฟ๐—ผ๐—บ" ee "๐—ฆ๐˜‚๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—น๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ: ๐—ฃ๐—ฎ๐˜๐—ต๐˜€, ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—ฟ๐˜€, ๐˜€๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐—ฒ๐˜€" aadbu runtii indhaha iigu furay, hadi kale ood rabto wax kooban madama buugani ka kooban yahay 500 pages, waxad daawan kartaa video-gan: https://youtu.be/MnT1xgZgkpk?si=2gMGx_6bp6a6cdcF

Abdule Y.

๐Ÿš€ Data Analytics starts this Saturday! ๐Ÿ“ŠNo experience required โ€” just bring your curiosity and willingness to learn! ๐Ÿ’ป๐Ÿ“ˆ๐Ÿ—“...
12/08/2026

๐Ÿš€ Data Analytics starts this Saturday! ๐Ÿ“Š

No experience required โ€” just bring your curiosity and willingness to learn! ๐Ÿ’ป๐Ÿ“ˆ

๐Ÿ—“๏ธ First Class: Saturday, 15 August
โณ 8 Weeks โ€ข Hybrid โ€ข Hargeisa

๐ŸŽฏ Master Excel, SQL, SPSS & Tableau.

๐Ÿ‘‰ Register your seat now: https://academy.ardaykaab.org

๐Ÿ”ฅ Donโ€™t miss your chance to start your Data Analytics journey!

Address

Burj Omaar (Kaaraha) Dabaqa 6aad, Qolka: 610
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 18:00
Tuesday 09:00 - 18:00
Wednesday 09:00 - 18:00
Thursday 09:00 - 18:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ardaykaab Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category