Albushra primary and kg school

Albushra primary and kg school Waxbarista caruurta heerka KG ilaa fasalka 8aad kuwaas oo la bari doono dhamaanba xiisadahan hoos ku qoran sida.

Quraanka kariimka ah , Tafsiirka , Tarbiyada, Somaliga , xisaabta, English, Sayniska, social, iwm

Kusoo dhawoow dugsiga barbaarinta iyo tacliinta Ee Albushra primary and kg school Wixii faahfaahina nagalasoo xidhiidh: ...
03/11/2025

Kusoo dhawoow dugsiga barbaarinta iyo tacliinta Ee Albushra primary and kg school
Wixii faahfaahina nagalasoo xidhiidh:
WhatsApp: 63 4347321

Albushra primary and kg school Hoyga barbaarinta iyo aqoontaWhatsApp: 63 4347321
26/10/2025

Albushra primary and kg school
Hoyga barbaarinta iyo aqoonta
WhatsApp: 63 4347321

Waalid ilmahaaga u door dugsiga Albushra primary and kg school Ee hoyga aqoonta iyo barbaarinta
24/10/2025

Waalid ilmahaaga u door dugsiga Albushra primary and kg school Ee hoyga aqoonta iyo barbaarinta

Albushra primary and kg school waa hoyga barbaarinta iyo aqoonta caruurta ✍️ WhatsApp: 63 4347321
22/10/2025

Albushra primary and kg school waa hoyga barbaarinta iyo aqoonta caruurta ✍️ WhatsApp: 63 4347321

kusoo biir oo like iyo follow garee dugsiga aqoonta Ee Albushra primary and kg school
16/10/2025

kusoo biir oo like iyo follow garee dugsiga aqoonta Ee Albushra primary and kg school

Dugsiga al-bushra primary and kg waxaad igu imanaysaa: 1. Macalimiin aqoon sare u leh wax barista iyo barbaarinta caruur...
02/10/2025

Dugsiga al-bushra primary and kg waxaad igu imanaysaa:
1. Macalimiin aqoon sare u leh wax barista iyo barbaarinta caruurta iyo
2. Dugsi maadi iyo diiniba isugu jira
Hadaba h**e ugaadh dugsiga albushra.

:
Waxaa uu ku yaalaa xaafada kaah, shirkada huyundey dabadeeda, kasoo horjeedka taawarka somtel.
Wixii faahfaahina kalasoo xidhiidh :
WhatsApp:63 4347321
Tell : 63-4347321

Waxaa waalidiinta reer Somaliland , gaar ahaana reer hargeisa leenahay ha moogaanina dugsiga tacliinta iyo tarbiyadaynta...
21/09/2025

Waxaa waalidiinta reer Somaliland , gaar ahaana reer hargeisa leenahay ha moogaanina dugsiga tacliinta iyo tarbiyadaynta caruurta Ee Al-Bushra primary and KG school.

JUMMA MUBARAK, arday iyo waalidba 👋
18/09/2025

JUMMA MUBARAK, arday iyo waalidba 👋

🫱🏿Welcome to Al-Bushra Primary and KG School in Hargeisa Somaliland ✍️
05/09/2025

🫱🏿Welcome to Al-Bushra Primary and KG School in Hargeisa Somaliland ✍️



HOOYO IYO AABO,Ilmahaaga keen dugsiga Al-Bushra oo aqoon ahaan iyo Akhlaaq ahaanba dhisi doona ilmahaaga.
30/08/2025

HOOYO IYO AABO,
Ilmahaaga keen dugsiga Al-Bushra oo aqoon ahaan iyo Akhlaaq ahaanba dhisi doona ilmahaaga.

Address

Hargeisa
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Albushra primary and kg school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category