*๐ข OGEYSIIS MUHIIM AH*
Maadaama maanta magaalada uu ka daโayo roob aad u xooggan, isla markaana ardaydu ay ka imanayaan dhammaan daafaha magaalada, waxaa jiri karta khatar iyo caqabado ku iman kara.
Sidaa darteed, si loo ilaaliyo badqabka ardayda, maanta waxbarashadu waa fasax.
Waxaan ardayda iyo waalidiintaba ka fogaadaan meelaha khatarta ah inta roobku socdo, daadka iyo goobaha korontada ama biraha korontada.
badqabku waa shay muhiima.
Mahadsanidiin.
Macaahida Al-Huda "Xarunta Guud"
Macaahida Al-Huda waa xarunta S/Land ugu weyn ee lagu barto shareecada Islaamka iyo Luuqada carabiga.
05/05/2026
Dhawaan filo.
Macaahida Al-Huda Boorama.
02/05/2026
ุฅูู ุงูููุฏู ู
ูุซููู ุงูููุฌููู
ู ููุฃูู
ูุชูู ุฃูู ุตููุจู ุบูุงุฏูููุฉู ุชูุฌููุฏู ููุง ุงููููุฏูู
ุฅูู ุงูููุฏู ู
ุซูู ุงูุฑุจูุน ุชูุจูุฑููููุง ูููู ู
ูุนูููุฏู ููู ุฃูุฑูุถูููุง ุจุฏุฑุง ุบูุฏุง
ุฅูู ุงูููุฏู ููุฏูุนููููู
ู ููุชูุนููููู
ู ูุชูุฏูุจููุฑูู ูุชูููููููู ุจูู ููููุชูุฏูู
ูุง ุฃูู
ููุชูู ุฅูููู ุฃูููููู ู
ูุฑูุฏูุฏูุง ุฅููู ููู
ู ููุฑูุจููู ุฌููููููุง ูููู ููุณูุนูุฏุง
ููููู
ู ุจูุง ุนูู
ูููููู ููุชูููุฏููู
ูุง ูุงูููุจู ุฅูู ููููุฏู ุงูุนููู
ุชูุฌูู
ูุฏุง
18/04/2026
Bahweynta Macaahida Al-Huda "Xarunta Guud" Waxay si diirran oo kal iyo laab ah ugu soo dhaweynaynaa Sh.Ibraahim cumar oo ku soo biiray Macaahida Alhuda, annaga oo ku faraxsan kuna bogaadinayna ka mid noqoshada bahda cilmiga iyo dacwada.sheekha oo ahaa aasaasiyaashii waaweynaa ee macaahida alhuda.
Waxaan Alle uga baryaynaa inuu u fududeeyo hawshiisa, ku barakeeyo cilmigiisa iyo camalkiisa, kana dhigo mid anfaca ardayda iyo ummadda Islaamka.
Fasalada Raabica iyo imtixaanka Tijaaabadaa 2025/2026.
kalmad ardayad Sheekhad Hibo ismaaciil Aadam.
waxa u Farxada bahda Macaahida Al-Huda "Xarunta Guud" inaad midhahooda tahay Hibo.
18/03/2026
*OGEYSIIS MUHIIM AH*
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta in dib loo bilaabayo waxbarashadii kadib fasaxii Ciidul-Fidriga.
Waxbarashadu waxay si rasmi ah u bilaabanaysaa :-
๐ซ10/10/1447H.
๐ซ 28/3/2026 M
๐ซ Maalin sabtiya.
waxaan Ilaahay ka baryaynaa inuu naga aqbalo cibaadadii bisha barakaysan ee Ramadaanka, dembiyadeenana dhaafo, nagana yeelo kuwii ka faaโiidaystay, kuna soo laabta waxbarashada iyagoo ka khayr badan kana fahanwanaagsan fasaxa ka hor.
Maamulka macaahida alhuda.
Muxyadiin maxamed magaalo
15/02/2026
ุงูุญู ุฏ ููู ุฑุจ ุงูุนุงูู ูู
Click here to claim your Sponsored Listing.