Ciiltira women skills school

Ciiltira women skills school

Share

Events and sweat

01/04/2025
30/04/2024


Ma dooneysa inad barato xirfada cake iyo macmacnka ma rabtaa inaad beri ku shaqo tagto ama naftada ku anfacdo
Hadaba ka faaideyso fursadan school ka Ciiltira women skills school uu bixinayo hada is diwangali

$20
waa hargeisa gaar ahan suuqa hoose wadada caanaha riyaha
4pm galabnimo iyo 9am subaxnimo

0634836392

16/12/2023

Ka faaideysi wacan ku hel $38 kaliya decorations qurux badan

02/12/2023

Ogaysiis
Ma rabtaa inaad barato xirfada event decortion mana rabtaa desing udanbeyey ee la jaanwaadaya aduunka kaaley oo furadan ka faaideyso ardeyda la qaadanya 10 ardey oo kaliya ka faaideys wacan

Fee:- $15
Location :-hargeisa suuqa hoose wadada caanaha riyaha
Faahfaahin igala soo xidhiidh
0634836392

25/11/2023

Ku soo dhawaada caleemihii decortion oo iiba iyo waliba qiimo jaban
Faahfaahin igala soo xidhiidh
0634836392

02/11/2023



#0634836392
Ku hel dhiimaha ugu jaban suuqa

Photos from Ciiltira women skills school's post 27/08/2023

Naga soo dalbo decortion ugu danbeyey oo kaley nala qaado farxada qalinjabintada

0634836392

Photos from Ciiltira women skills school's post 24/08/2023



Ku soo dhawada cake qalinjabinta oo qiimo dhimis idinku sameyney

0634836392

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Hargeisa