Casri Dental Care

Casri Dental Care

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Casri Dental Care, Goolada hoose ee jig jiga yar (Safari Hotel), Hargeisa.

Photos 10/07/2018

Waa 78 jir, xanuun ayaa kusoo booday, Waxaaa Si Deg Deg Ah Loola Cararay Isbitaal-ka. Markii isbitaalka La Geeyay Waxaa Lagu Xeray Oxygen sanaaci ah, 24 saac kadib waxaa Bukaankii Loo Sheegay inuu bixiyo lacag dhan 500 £.Bukaankii Mar Kaliya Ayay indhihiisa Ilmo Ka Soo Daateen.Dhakhtarkii Ayaa Ku Yidhi:"Ha ooyin Lacagta Bil Kasta in-Yar Ayaad iska Bixin Kartaa."Bukaankii Ayaa Ku Jawaabay:"Maya Dhibta Lacagta Maahan, Lacag Waan Haystaa Oo Hadaanba Bixin Karaa.!"Dakhtarkii Ayaa Ku Yidhi: " Oo Hadaa Maxaa Kaa Oohiyay.!?"Bukaankii Ayaa Ku Jawaabay: " 24 saac ayaad Oxygen Gacan Ku Samaysa Ah iiga Qaadaysaan 500 pound, bal ka waran 78 sano oon Oxygen-ka Ilaahayfree ku isticmaalayey oo aynaan ka mahadcelin, ka waran hadii la ii qiimeeyo 24 saac kasta 500£ meeqaayaa maanta deyn laygu yeelan lahaa....?

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Goolada Hoose Ee Jig Jiga Yar (Safari Hotel)
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 22:00
Saturday 08:00 - 22:00
Sunday 08:00 - 22:00