08/03/2026
International women day.
eLearning platform offering interactive, flexible courses for upskilling, reskilling &personal growth
08/03/2026
International women day.
17/02/2026
Ramadan Kareem🌙
18/01/2026
Ma tahay qof xiisaynaysa Ganacsiga, sidoo kale doonaya inu barto sida lo qorsheeyo.
iska diiwangali link:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSea1ImOpRIm4yvu3rFBd5UbNC28c9M5FOanvVDJwknVnl25Bg/viewform?usp=publish-editor
Kuraastu way xadidan tahay.
Business Plan Training
Date: 20 /01/2026 - 21/01/2026
Time : 07:00:AM - 09:00:AM & 04:00:PM - 06:00:PM
Location: Area White horse hotel
14/01/2026
Waqtiga ⏰?
Website link: https://aqoonify.com/
31/12/2025
Happy New Year 2026
27/12/2025
Maamulaha shirkada Somdigital solutions oo hambalyo la wadaagay shicibka reer Somaliland guusha ictiraafka.
21/12/2025
04/12/2025
Juma Mubarak
01/12/2025
Leonardo A1 waa madal caan ah oo leh
astaamo dhammaystiran, oo inta badan loo
ticmaalo in lagu abuuro muuqaalo yo sawiro
tayo sare leh.
24/11/2025
Sua'al❓
17/11/2025
🗓Maalintani waxay u astaysan tahay dhacdo taariikhi ah oo murugo badan, waxayna tan iyo markaas u xuubsiibatay xus caalami ah oo lagu weyneenayo , kala duwanaanshaha, iyo halganka xuquuqda waxbarasho ee ardayda caalamka.
📜Taariikhdan waxaa lagu xusaa sannad-guuradii weerarkii Naasiyiinta ee ay ku qaadeen Jaamacadda Prague ee dalkii markaas ay haysteen Jarmalku ee Czechoslovakia, taasoo dhacday 1939.
Ka dib mudaharaadyadii ka dhanka ahaa Naasiyiinta, ciidamadii qabsaday dalkaasi waxay qaadeen tallaabooyin arxan-darro ah, oo ay ka mid ahaayeen:
📍Toogashada sagaal hoggaamiye oo arday ah iyado oo aan maxkamad la soo taagin.
📍U diridda in ka badan 1,200 oo arday ah xeryaha xabsiyada ee (concentration camps).
📍Xidhitaanka dhammaan jaamacadaha iyo kulliyadaha Czech.
Sannadkii 1941, Golaha Ardayda Caalamiga Ah ee ku sugnaa London, iyagoo taageero ka helaya xulafada (Allies), ayaa si rasmi ah u magacaabay Nofeembar 17 in ay noqoto Maalinta Ardayda Caalamiga Ah si loo sharfo ardaydii u istaagtay xorriyadda iyo xuquuqdooda.
Maanta, caalamka waxaa loo aqoonsan yahay in ay tahay maalin:
Lagu sharfo firfircoonida ardayda iyo halgankoodii taariikhiga ahaa ee xorriyadda tacliinta iyo dimuqraadiyadda.
Lagu dhiirrigeliyo kala duwanaanshaha dhaqamada badan (multiculturalism) iyo kala duwanaanshaha gudaha hay'adaha waxbarashada.