XirfadGoob Academy

XirfadGoob Academy

Share

XirfadGoob Academy Waa Goob Waxbarasho online ah, waxaadna ka heleysaa Xirfadaha la xidhidha Technologyada iyo sidoo kala Barashada Luqadaha

20/02/2025

Waxan kuu diyaarinay kooris luuqada carabiga ah oo dhamaystiran kaaso lo dhigaayo hab casri ah kana Diwan qababki H**e ad arki jirtay,
Kooris kaas Online Aya ku baxayaa
Waxana uu bilabana malinka Sabrina ah tarikh duna tahay 22/02/2025
Tirada ardayda an qadanayna wa 25 arday ka faa',idaysi wacan oo iska diiwangali whatsapp nambarkaan 67 2333314

19/02/2025

Maanta XIrfad Baro, Hana ku Noqota shaqa Abuur!

Ardayda jecel Barashada Xirfadaha waxan idiin diyaarinay Kooris lagu baranaayo Borogaraminta computerka & jabinta Passwords ka
kooriskaas waxyaba ad ku baran dontid waxa ka mid ah :

_ Kushubista windows ka computer ka
- kushubista Office
- jabinta Password ka
_ ciladaha ku yimada Software ka & sida lo cilad saaro

Dhamaadka courseka waxa uu ardayda awood buuxda u yeelan doonaa inu ku shaqaysta xirfadaas uu barta guud ahaan gaar ahaan ciladaha ku yimaada compuer ka kuwaas oo la xidhiidha Sofware ka.

mudada u soconaya waa 1 Bil
Koriska marka dhamaysid shahada aya heli dontaa
24/7 caawimad ayaad heli doontaa, waxi cilada kugu yimaada
Waxaan samaynay Qiima dhimis 50% oo ah kooriska hadad iibsatid maanta wa $7.5 oo kaliya.

14/02/2025
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

26 Jun
Hargeisa
00252