CTC Hands-On Practical

CTC Hands-On Practical

Share

Hands-On Practicals

17/05/2026

CTC COLLEGE

“Waxbarasho, Wadaninimo iyo Horumar ayaan ku dhisaynaa mustaqbalka Somaliland.”

🎉 Hambalyo 18 May dhammaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland.

29/04/2026

📢 Fursad Shaqo
CTC College waxay u baahan tahay Camera Man khibrad leh.
Shuruud: Xirfad duubis muuqaal iyo camera isticmaal.
CV-gaaga ku dir [email protected]

26/04/2026

CTC Hands-on Practical College kuso dhawada isdiwangalintu way socota yanay ka buxsamin h**e uso gaadh
#0636316333

24/03/2026

Kuliyada barashada Culuumta Technology-da ee Hand-On Practical College oo ku caan ah Barashada Culuumta la xidhiidha Computers-ka iyo Guud ahaan ICT-ga.
waxa bisha bilaab-maya courses ka hoos ku xusan.
hands on practical adigoo aqonta ku baran dona hab practical ah

Faahfaahin Laxidhiidh:-

#0633872930

19/03/2026

CTC Hands On Practical College waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyaynaysaa dhammaan ummadda Muslimiinta munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.

Ilaahay ha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inagu gaadhsiiyo farxad, nabad iyo barwaaqo.

Ciid Mubaarak!

09/03/2026

Sidee Virus-ku U Galaa Computer-ka? | IT Story Part 5

07/03/2026

"Sidee hacker u galay account-ka Cabdiraxmaan?"

06/03/2026

"ciladii networking ka oo la xalinayo. part 3"

05/03/2026

“Sirta Laptop-ka Jaban La Ogaaday! | CTC Part 2”

04/03/2026

“Maanta Ayay Riyooyinkoodu Bilaabmeen… (Part 1)”

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Opposite Idaacada Bus Station
Hargeisa
25263

Opening Hours

Monday 09:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00