03/07/2026
Falanqaynta Buugga: Aabe Hodan ah iyo Aabo Faqiir ah
Galabta xubnaha Barkulanka Anfac waxay si qoto dheer u gorfayn doonaan buugga caanka ah ee Aabe Hodan ah iyo Aabo Faqiir ah, oo si hufan uga hadlaya fahamka dhaqaalaha, maamulka maaliyadda, iyo dhisidda xorriyad dhaqaale.
Buuggu wuxuu isbarbardhig ku sameeyaa laba hab-fikir oo kala duwan, isaga oo muujinaya muhiimadda ay leedahay:
- Kobcinta aqoonta maaliyadeed.
- Fahamka farqiga u dhexeeya hantida (Assets) iyo deymaha (Liabilities).
- Dhisidda ilo dakhli oo joogto ah halkii lagu tiirsanaan lahaa mushahar keliya.
- Maalgashiga iyo qorshaynta mustaqbal dhaqaale oo waara.
📍 Location: Adan Hashi
📅 Date: 03/07/2026
🎙️ So jeediso : Safa Mohamed