Caawiye Bookshop waxa uu u debaaldegayaa Sannad guuradiisii 1aad. Dhammaantiin Mahadsanidiin🙏🤗🎉
Caawiye Bookshop
Bookshop, Stationary and Electronics
21/01/2026
Airpods kani waxa ay Diyaar kuugu yihiine Caawiye Bookshop and Printing Center.
Ku iibso Kaliya $5
BIG DISCOUNT ONLY $4 || BUUGAAGTA FARBARASHADA CARUURTA
Waalid ka faaidayso qiimo dhimistan oo u iibi ilmahaaga buugaagta Farbarashada Caruurta oo ah Sad ka kooban Afar buug oo Digital.
Waxa ay wataan qalinkoodii iyo 8 dhuux oo saaid ah.
Hadda Dalbo || Order Now || +252 63 8833785
28/08/2025
Ku xidhnoow Caawiye Bookshop and Printing Center .
QIIMO DHIMIS 40% || SAMUURADAHA CARUURTA
Waalid ka faaidayso qiimo dhimistan oo u iibi ilmahaaga Samuuradan oo uu ku baranaayo Qoraalka iyo Farshaxanka.
Samuurada ayaa ah mid is tirtiraysa, Sidoo kalena waxa ay wadataa Qalinkeedii.
Hadda Dalbo || Order Now || +252 63 8833785
15/08/2025
Saacadahani hadda waxa ay Diyaar kuugu yihiin Maktabada Caawiye Bookshop and Printing Center .
Maktabadu waxa ay ku taalaa Xaafada October, Agagaarka October Business Center ama ka soo Horjeedka Dugsiga Al-rayaan.
Wixii faahfaahina la xidhiidh
063 4476561 || Hargeisa, Main Office.
15/08/2025
Kaadhkan oo laga heley inta u dhaxaysa Wadada October iyo Siinaay.
Hadda waxa uu ku yaalaa Madbacadda Caawiye Bookshop and Printing Center oo ku taal Xaafadda October agagaarka October Business Center ama ka soo horjeedka Dugsiga Al-rayaan.
Faahfaahin la xidhiidh lambarka
063 4476561 || Hargeisa, Main Office
09/08/2025
Hadda waxa ku diyaar ah Dhammaanba Buugtii Manhajka Grade 1 - Grade 8, Form 1 - Form 4.
Hadda Wac : +252 63 8833785
Books
of Education and Science
year2025_2026
21/06/2025
Hambalyo!
Waxa aanu halkan hambalyo uga direynaa Caruska iyo caruusada Md Axmed Badel Xasan & Mawro Samsam Cumar Cali oo Meherkoodu Maalinta berri ka Dhacayo Magaaladda Hargeysa.
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير
20/06/2025
Caawiye Bookshop and Printing Center Waxa kugu diyaar ah Nashqadihii u danbeeyey ee Kaadhadhka Xafladdaha sida Meherrada iyo Aroosyada.
Nashqad Ku xiiso gelisa iyo Qiimo Macquul ah
Wixii Faahfaahina la xidhiidh
+252 63 8809361
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Hargeisa