04/05/2026
🌙📖 Baro Qur’aanka Kariimka adigoo gurigaaga jooga!
Ma rabtaa adiga ama carruurtaada inaad si fudud u barato Qur’aanka Kariimka?
👉 Misbah Quran Online Academy waxay kuu diyaarisaa macallimiin khibrad leh iyo casharro online ah oo tayo sare leh.
✨ Waxaan bixinaa: ✔ Xifdiga Qur’aanka Kariimka
✔ Barista Tajwiidka
✔ Tafsiirka Qur’aanka
✔ Axaadiista Nabiga ﷺ
✔ Luqadda Carabiga
✔ Ducooyin iyo Kalimooyin muhiim ah
🎓 Casharro LIVE ah
🕒 Waqtiyo dabacsan
📜 Shahaado la bixiyo
👉 Isqor hadda oo ka faa’iidayso fursadan!
📞 WhatsApp: +252657753990
🌍 Online – Meel kasta oo aad joogto
⏳ Isdiwaan gali ka hor: 07 May 2026