halgan jaceyl

halgan jaceyl Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from halgan jaceyl, Educational consultant, Hargeisa.

iiNoqo iftiin iyo ileys 🥹💕Hadaad ogaanlaheyd sidaad mihiim iigu tahay iyo sidaan kuujeclahay adiga adigu waxaad tahay no...
13/12/2024

iiNoqo iftiin iyo ileys 🥹💕

Hadaad ogaanlaheyd sidaad mihiim iigu tahay iyo sidaan kuujeclahay adiga adigu waxaad tahay noloshayda oo dhan maalinwaliba.waan ku siijeclanayaa inka badan intii horewaayo waxaad tahay iftiinka qalbigayga sidokle waxaad tahay rajadeyda mustaqbalka ma ogi wax iiqoran hppi balse ma niysan mana niyaysan doono gabadh aan adiga ahayn umana jeclaan sidaan adiga kuu jeclaaday ma badali doono jaceylkaan kuuqabo sidokle ma badali doono doorashada adiga kudoortay noloshaydii marnaba dhicimayso inaad ka maseyrto gabadh adiga kulamid ah Qlpi sida dayaxu xidigaha uga duwan yahay baad adiguna iiga duwan tahay dumar ❤️🥹🫂

Waxa Jirta Hal nolol, waxa jirta Hal dunni, waxa jirra Hal dareen, waxan ahay Hal Ruux kaas oo adiga ku Jecladay sida ug...
01/12/2024

Waxa Jirta Hal nolol, waxa jirta Hal dunni, waxa jirra Hal dareen, waxan ahay Hal Ruux kaas oo adiga ku Jecladay sida ugu macquulsan, kaas oo qalbigiisa kugu sita daqiiq walpa,kaas oo aan abid ka tirmi doonin xasuustiisa😫❤,

wa macquul in ay kusoo maraan wakhtiyo badan ee aad maqasho Jacayl❤ lkin kani wa
mid ku daacad ah adiga👩,k**an dhihin uun kaliya afka "wan ku Jeclahy". LKIN ilbidhiqsi walbo Qalbigeygu wuxu ku muujiya si aad u noqoto wehelkiisa??

Ku Jeclahy, dhagahaaga waa u maqal, afkeygu waa u oraah, noloshaada waa u dhacdo, Ruuxdayda waa u fal, Qalpigeygana waa uu dhaar❤💑

YAAD JECLAAN LAHYD INAAD DHAHDO HADALKAAS😫❤

👇
FG•:•Hadii aad ka heshay mowduucyada
noocan ah share dheh posigan Like garee sidoo kale follow nasoo dheh.❤️🙏🏻halgan jaceyl

❤️wanaagsana oo qurux bdana ano arkaya ilaahyna igu simo  ado xalashyda ah gurina iijooga quruxbadana riyo walba oo aan ...
30/11/2024

❤️wanaagsana oo qurux bdana ano arkaya ilaahyna igu simo ado xalashyda ah gurina iijooga quruxbadana riyo walba oo aan uso samirnay in aan aragno inago ka dhabaynay guulna ka gaadhnay qurux bdana isgo qof walba hely qofkii uu qlbigiisa Io noloshiisaba siiyay qurux bdana qofkii aad maqnaanshihiisa ku qanacsanayd oo meel kula jooga qurux bdana oo xiisa bdana daawashda quruxdaadu hppi ogow marwoy laabtaadu waxy noqon Doonta mesha aan Dhib walba oo aan soo Mary kaga nasan doono k**a daali doono in aan mar walba ku dhaho wan ku jeclhy waayo jacaylka aan ku qabo maba aha mid dhamaanaya doorashada aan ku doortyna ma aha mid is badalaysa gacaliso iisamir inta aan ka gaadhyno maalintena riyada😭❤️ -
♥️:

Hadaad  haysato Qof leh Dabecadahan marnaba ha iska sii dayn ¥1_Qof Marwalba Jecel inu ku agjoogo Si walba oy Xaaladahu ...
24/11/2024

Hadaad haysato Qof leh
Dabecadahan marnaba ha iska sii dayn ¥

1_Qof Marwalba Jecel inu ku agjoogo Si walba oy Xaaladahu uu qalafsanada,

2_ Qof Maqnaan shagu uu u lamid yahy Iney Xitaa Nafsadisi ka maqan tahy ,

3_Qof Si walba uu kaaga cadhodo Daqiiqad kadib ku soo xiisa

4_Qof Mar wlba kaa wareysta Riyoyinkagaa nolosha iyo waxa aad ka damacsan thy Kuguna dhiirigaliya Inaad so xaqiijiso ,

5_ Qof Si walba uu mashqulsan yhy Ku odhanin waan mashqulsanhy Balse waqtigisa Badh kaa siiya
Sii uu ku farxad Galiyo ♥️

Wll La wadag Asxaptada

Hadaba inta aanan u guda galin sida aad u qori lahayd erayo Jaceyl ah oo soo jiidasho leh waxaa fiican in aan isla fahan...
24/11/2024

Hadaba inta aanan u guda galin sida aad u qori lahayd erayo Jaceyl ah oo soo jiidasho leh waxaa fiican in aan isla fahanno❤️ waa maxay Jaceyl?
Jacaylku waa wax jira kuna beerma qalbiga bini’aadamka
Jacaylku wuxuu wataa raxmad iyo naxariis ugaar ah waxaana dareemi kara ruuxuu haleelo ama la noqda deris.
Waatuu Abwaan Sangub horay uga yiri ( hadii aan Jaceyl jirin nimco laguma joogeen)
Waxaa run ah inay dad badan iswaydiinayaan waa maxay Jaceyl ?
Jacaylku waa rabitaan wayn oo soo jiidasho, ka helitaan iyo xushmadna ay ku dheehantahay.
jacaylku ma aha mid lagu qeexi karo ama lagu sifayn karo hal qoraal.🤏❣️💯

❤️uma baahni in dadka dunida jooga oo dhan ay jeclaadan kliya wxaan ubaahnhy adiga jcylkaaga io farxdada hpiipi ma ogthy...
24/11/2024

❤️uma baahni in dadka dunida jooga oo dhan ay jeclaadan kliya wxaan ubaahnhy adiga jcylkaaga io farxdada hpiipi ma ogthy Rajo kasta oo aan manta leyhy ama ka fikiro inaad adiga thy hadii Kun doorasho la iisiiiyo intaba adigan ku dooran lahaa sbbto ah ma jirto gabdh adiga kula mida maanta marnba ralli k**a ihi inaad iga murugooto kalinimona dareento qlbi😭💔🫅🏼 -
♥️:

❤️Nolosha Lamaanaha waa nolol wadata      Dareenka ka cajiib badan dhadhanka Malabka       Jaceylku waa halyad ilahay in...
22/11/2024

❤️Nolosha Lamaanaha waa nolol wadata
Dareenka ka cajiib badan dhadhanka Malabka
Jaceylku waa halyad ilahay ina siiyay ❤️Jaceyl
Waa hadaf hadafkaas oo laga helo miro
Macaan oo hanti unoqonkara
Lamaanaha is jaceyl ❤️💍💯

❤    Noloshu waa Jaceyl  ❤•Waxaa kaa fekera Qalbiga"Macan badan"Fariin jaceyl oo dhadhan iyo macn badan!Markaan ku jecla...
22/11/2024

❤ Noloshu waa Jaceyl ❤
•Waxaa kaa fekera Qalbiga"Macan badan"
Fariin jaceyl oo dhadhan iyo macn badan!
Markaan ku jeclaaday ayaan nafteyda Weydiiyey waa kuma qofkaan jeclaaday?
Nafyahey waxaad tahay ubax ku beeran Wadnaheyga,dhiiga halbowlaheyga kala Shubaaya ayaana sida biyaha aad Quudataa mana jirto cid kula waraabeysa

Sida ileyska ayaad wadnaha iiga abaarty
Sidaas oo ay Tahay ma tihid mid sida ileyska Qoraxda waayo ma gubeysid Wadnaheyga aad dhex qaaday ee waxad
iftiin siineysaa wadne mugdi ahaa adi Hortaa.

Markaan ku jeclaaday ayaan nafteyda Waydiiyey mar labaad waa kuma cidaan aad jeclaatay?waxeyse iigu jawaabtay Waa ileys aan dameyn,waa wadne ooyaya marka wadnahaagu ooyo misana Farxaya markaad Faraxdo.

Waxaan ogaaday in jaceylku uu amaanno Yahay markaas ayaan jaceylkeena waxan Galiyey qasnad waxaan ka cabsaday in Furaha layga xado,hadana waxaan galiyey god waxaana ka baqay in cid kale Faagato balse markii danbe waxaan kuu Galiyey qalbigeyga waayo waxaan Ogaaday in halkaas cidna ka gaari karin.

Waxaan ka fekeray cidaan u hibeyn Wadnaheyga waxaana ogaaday in aanay Jirin cid adiga kaa mudan.

Noloshaan kula wadaagay dhadhankeda
Hadaan ugaan lahaa macaanka ay Leedahay anigoo socod baran ayaan Kula Qeybsan lahaa.

Qoraxdu waxay iisoo baxdaa anigoo ka Fakeraaya hadana qoraxdu waxa ay ii dhacdaa anigoo ku sugaaya,ee Wadnaheygaan kugu sooray u kaalay.

Cod hadaan maqlo xittaa dhurwaaga adiga ayaan ku moodaa markaasaan
Xagiisa u ciiraa marka waraabaha isii ama iga dhacso cadowgeyga.

Wll share dheh say asxaabtaadu kula sii Wadaagto mahadsanid.

U wac qof aad jeclaan laheyd inuu kula aqristo dhanbaalkaan jeceylka ah

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when halgan jaceyl posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share