13/12/2025
๐๐๐ฐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ง๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐ฆ ๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ
SIDAM COLLEGE - Waxa la bilaabay Fasal cusub oo lagu baranayo Aqoonta iyo Xirfadaha kala Duwan ee Saxaafadda.
Kulliyadu waxay ku taalaa Magaalada Hargeysa - gaar ahaan Suuqa Hoose, Dhinaca Bari ee Jameeco Wayn Spare Parts.
Faahfaahinta nagala soo xidhiidh - 0634192703 / 0634532564.
22/11/2025
Ku soo biir SIDAM College, halkaas oo aad ka baran doonto Farsamada Gacanta, Luuqadaha, iyo Xisaabaadka si heer sare ahna laguugu dhigi doono.
Halkan waa halka riyadaadu ka bilaabmayso! ๐ก๐
๐ง Baro xirfad shaqo
๐ฃ๏ธ Baro luuqad cusub
Is-diiwaangeli hadda oo qeyb ka noqo ardayda cusub ee la qaadan doono bishan soo socota.
๐ Wadada Jidka Jeelka Weyn, Hargeisa
๐ +252 63 8980492
21/10/2025
Tababar socday muddo laba maalmood ah oo ay iska kaashadeen Jaamacadda Alpha iyo Sidam College, ayaa lagu qabtay Hall ka Jaamacada Alpha University . Tababarkaas oo loogu talagalay in 30 arday oo ka tirsan Dugsiga Farsamada Gacanta ee Sidam ka faa'daystaan.
1. Maalinta koowaad, ardaydu waxay si qoto dheer u barteen mawduuca:
โElectrical Installations โ How Important Electrical Standard Codes Areโ,
iyagoo helay faham ku saabsan muhiimadda ay leedahay u hoggaansanaanta xeerarka korontada (Electrical Codes) ee badbaadada iyo tayada shaqada.
2. Maalinta labaad, waxaa diiradda la saaray mowduuca:
โRenewable Energyโ,
iyada oo ardaydu barteen noocyada tamarta la cusboonaysiin karo iyo sida ay u noqon karto mustaqbalka nidaamka dab-dhalinta Somaliland iyo dunidaba.
Tababarkan ayaa qayb ka ah dadaalka Sidam College wado si loo horumariyo xirfadaha dhallinyarada, lana xoojinayo iskaashiga waxbarasho ee kala dhexeeya jaamacadaha dalka.
Contact Number : 0638980492
06/10/2025
Sawiro: Xaflada Sagootinta Ardayda ka baxday Sidam Primary school.
05/10/2025
Ogaysiis Muhiim:
Waxaa lagu wargelinayaa dhallinyarada xiisaynaysa design iyo animation in la bilaabayo Koorsada Motion Graphics!
Softwares ka lagu baraanyo waxa ka mid ah:
1. Photoshop
2. After Effect
3. Premiere Pro
4.Illustrator
Faaโiidooyinka koorsada:
โ
Tababar practical training ah
โ
Macallimiin khibrad leh
โ
Shahaado rasmi ah oo xirfad ah
โ
Fursad shaqo iyo freelance
Goobta: Sidam College
Waqtiga bilaabashada: Bishan
Is-diiwaangelintu waa socotaa!
๐ Nala soo xiriir: 8980492