19/03/2026
๐Cidul fidri mubarak dhamn ehel iyo asxab alleh acmashii subanayd inaga aqbalo kuwii ramadanta kabacdi sii joogteya acnasha ha inaga dhigo ๐คฒ๐ป
Samekab Online Academy wa madal bixisa koorsoyin la xidhidha Cafimadka iyo Technologyga casriga ah ee dunidu u talabsatay.
waxa qadan kara casharada qofkasta meel kasta oo aduunka ka joogo wxay ku baxaan casharadu habka fogaan araga ah (online classes).
19/03/2026
๐Cidul fidri mubarak dhamn ehel iyo asxab alleh acmashii subanayd inaga aqbalo kuwii ramadanta kabacdi sii joogteya acnasha ha inaga dhigo ๐คฒ๐ป
19/02/2026
๐๐ปโโ๏ธ u can follow these tactics if u able to get it . only Recommendation ๐๏ธ.
17/02/2026
๐RAMADAN MUBARAK DHAMAN ARDAYDA SAMEKAB ONLINE ACADEMY MEELKASTA OO DUNIDA DAAFAHEDA KA JOGAN
23/10/2025
Cawa jimce ha ilaawina saliga nabigena SCW
ูุงู ุงููู ุชุนุงูู : (ุฅู ุงููู ูู
ูุงุฆูุชู ูุตููู ุนูู ุงููุจู ูุง ุฃููุง ุงูุฐูู ุขู
ููุง ุตููุง ุนููู ูุณูู
ูุง ุชุณููู
ุง)(ุงูุฃุญุฒุงุจ/56) .
13/10/2025
Fursadii balaadhnayd jaaniskii udmabeyey ee ardayda la siieyey waa manta ugu dambayn 10ka habenimo. ka faidysoh wa jaanis aan dib u so labanayn . H**e isku diwan gali intayna ka xidhmin .
Hada is diwangali ๐๐ป
https://wa.me/message/NUZCNO7YPTNZB1
11/10/2025
Fursadii balaadhnayd 1 maalin qudha ka hadhy 10 arday oo qudha ka hadhay intii logu tala galay . H**e isku diwan gali intayna ka xidhmin .
09/10/2025
aynu kuwada salino subanahena ,hogamiyahena , muhamed ibnu cabdilahi ibnu cabdu mudalib . ุตูู ุงุงููู ุนููู ูุณูู .
๐๐๐ถ๐ด ๐๐ถ๐๐ฐ๐ผ๐๐ป๐ 70%
---------------------------------
๐ฆBilkasta baro xirfad ku anfacda ood ku shaqaysato kuna anfacda musqtaqbalka.๐๐
๐ปGraphic Design // Naqshadaynta Casriga ๐๐
โ
Majeceshahay inad barato Graphic Design// Naqshadaynta Casriga ?
โ
ma tahy ganacsade ama maku furan yahy ganacsi?
โ
ma tahy qof iskii ushaysta ama iibgeye ah?
โ
ma tahy content creator & sales man ?
โ
ma tahy maamule dugsi ?
hdaba korsadan waa taadi๐ซต๐ป
- ๐ผ Contentska:
๐ basic& advance Tools
๐ 20 different desig
๐different logo Designs
๐ Editing images & remove different backgrounds
๐ adjustments & branding colors
๐ Tricks and tips
๐ resource area & mockups
๐ extra info and branding ideas
๐Hdaba koraskani waakagi ka faidayso qiima dhimista bisha Octoper taso socon donta 5 malmod o kaliya.
๐Kaliya 50 arday ee uh**eya aya la qadanya .
๐ชฌYan laga buxin h**e ugadh .
wixii faaahfin dherada waxad ka heli donta whats app numberka kuliyada samekab online accademy .
๐๐ป
https://wa.me/message/NUZCNO7YPTNZB1
05/10/2025
๐ฃsuashi shalay jawabtedi oo wadixa watan . aryd bdan aya gartay masha alalh lkn wa lagaga h**eyey xga faahfahinta . kuwa dambe ayaydin ka faidaysan dontan insha allah.
๐ซMahan donan sualuhu kuwa inaga istaga insha allah waynu wadi dona insha allah.
๐Waxay sualhuhu noqan donan dhamntod sualo diniya si aynu wacyigena diinta kor ugu qaadno dhalinyradenuna ubartan wax bdan insh allah .
Insha allah kala faidaysi wanagsan .๐ค
05/10/2025
๐ hambalyo hambalyo labadas ustaad aya sidi uguwanagsyd uga jabwyy una fah fahiiyey wana labadii arday ee u h**eyey .
Waxay ku guulaysten kooras qaali ah oo naftoda,ehelkoda ,dadkoda anfici dona insha allah.
Hambalyo hambalyo .
04/10/2025
2da qof ee u gu h**eya uguna hor jawba waxay heli donan kooras bilaasha ka faidaysoh fursadan .
Jawbta waxd ku so diri doonta
1:commentiga hoose
2:whats appka pageka
02/10/2025
Win graphic design programm
graphic design ayay ardaydu ubaten waxaynu kaso bilabi dona photoshopka
illustrator
indesign
XD
ligth room
canva .
Appsks iyo kuwa dherada ayaynu ku qadan dona graphic deisgnka insha allah
| Monday | 07:00 - 00:00 |
| Tuesday | 07:00 - 00:00 |
| Wednesday | 07:00 - 00:00 |
| Thursday | 07:00 - 00:00 |
| Saturday | 07:00 - 00:00 |
| Sunday | 07:00 - 00:00 |