Daarul Xikma Qur'an Online

Daarul Xikma Qur'an Online Xifdiga Quraanka

03/01/2025
Bishaaro     bishaaro     bishaaroDugsiga barashada qur'aanka ee Albaraka online Wuxuu ugu bushaaraynayaa qofkii danayna...
03/01/2025

Bishaaro bishaaro bishaaro

Dugsiga barashada qur'aanka ee Albaraka online
Wuxuu ugu bushaaraynayaa qofkii danaynaya barashada qur'aanka kariimka iyo culuumtiisa inuu qaadanayo arday cusub wuxaana lagu baranayaa maadooyinka kala ah
1 qur'aanka
2 carabiga
3 adkaarta
4 tajwiidka
5 higaada qoraalka iyo Akhrinta

Wakhtiyada dugsiga la dhigo

1 galinka h**e 7: 00 - 9:00 am
2 galinka dambe bacdal casar 4:00 5:30
3 habeenkii 7:30 -9:00

Fiiro gaar ah WhatsApp dugsiiga quran 0638100146

21/12/2024

Asc.. ku soo dhawaada Daarul Xikma Quran Online... oo qaadanaysa arday cusub... ha moogaan in aad carruurtaada barto TAXFIIDKA QUR'AANKA KARIIMKA AH.
Kala xidhiidh: WhatsAppka: 0636791619

Quran online wuxu qadanayaa fasalo cusub kuso biir kuna aflax labar ka kala so xidhiidh
19/12/2024

Quran online wuxu qadanayaa fasalo cusub kuso biir kuna aflax labar ka kala so xidhiidh

18/12/2024

Asc. Ku soo dhawaada Daarul Xikma Qur'an Online. Waxaan qaadanaynaa arday cusub si loo baro Xifdiga Qur'aanka Kariimka...haddaba ha moogaan in Carruurtaadu Online ku barato Xifdiga Qur'aanka. Kala xidhiidh. WhatsAppkan: 0636791619

Quran online  WhatsApp dugsiiga wuxu qadanayaa fasalo cusub kuso biir kuna aflax so xidhiidh WhatsApp 0638100146
18/12/2024

Quran online WhatsApp dugsiiga wuxu qadanayaa fasalo cusub kuso biir kuna aflax so xidhiidh WhatsApp 0638100146

Address

Xawaadle
Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daarul Xikma Qur'an Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category