Kuwait Technical Institute

Kuwait Technical Institute Dugsiga farsamda gacanta ee kuwaytiga iyo waxsoosaarkiisa

Dhammaan bahda Dugsiga Farsamada Gacanta Kuweyt waxa ay farxadda la qaybsanayaan ummadda Islaamka ah, xuska dhalashada R...
24/08/2026

Dhammaan bahda Dugsiga Farsamada Gacanta Kuweyt waxa ay farxadda la qaybsanayaan ummadda Islaamka ah, xuska dhalashada Rasuulkeennii Muxammad Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaatee oo ku beegan 12/Rab1/1448 (27/08/2026).
Sidaas oo ay tahay dugsigu waxa uu ahaanayaa fasax.

Jumca Mubaarak.
20/08/2026

Jumca Mubaarak.

18/08/2026

Sallaan gacan qabsi ah oo aanu u samaynay guri dabaq ah.

17/08/2026

Guri qurux badan oo aanu ku qalabaynay fadhi iyo albaabo.
📞 ka Soo Dalbo hadda: 0634065023 / 0633055039 / 063 7833029
📍Ama Soo Booqo Dugsiga Farsamada Gacanta kuweyt Ee Bariga Magaalada Hargeysa(Waddada Berbera).

Jimce wanaagsan.
13/08/2026

Jimce wanaagsan.

11/08/2026

Albaabku waa quruxda guriga!
📞 ka Soo Dalbo hadda: 0634065023 / 0633055039 / 063 7833029
📍Ama Soo Booqo Dugsiga Farsamada Gacanta kuweyt Ee Bariga Magaalada Hargeysa(Waddada Berbera).

09/08/2026

"Jigjiga ayaan uga yimid, si` aan farsamada gacanta u barto."
-Sheekada arday wax ka barta dugsiga farsamada gacanta Kuweyt.

08/08/2026

Jaamacadda Qur`aanka Kariimka ah oo aanu 100% qalabaynay.

Mid ka mid ah faallooyinka arday wax ka bartay dugsiga farsamada gacanta Kuweyt, kuna badhaadhay.
03/08/2026

Mid ka mid ah faallooyinka arday wax ka bartay dugsiga farsamada gacanta Kuweyt, kuna badhaadhay.

02/08/2026

"Xirfaddii aan bartay dhaqaalahaygii bay kor u qaadday, reerkayagana aniga ayaa kafaalo qaaday."
-Arday wax ka bartay dugsiga farsamada gacanta Kuweyt.

Address

Barbara Road, Near Somaliland Fuel Station
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kuwait Technical Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share