Tubsan Academy

Tubsan Academy

Share

Tubsan Academy waa mareeg laga barto xirfadaha iyo hababka lagaga shaqaysto online-ka.

29/03/2026

Ku soo dhowoow dhammaan adeegyada aan bixino

waxan kuu diyaarinay dhammaan hab-xisaabeedyadda computirized ah.
ma doonaysaa xisaabaha shirkadaada aad siyo dhow ula socoto dhaqdhaqaaqyada maaliyadda shirkadaa iyo sidoo kale bed-qabka xisaabadkaaga Fadlan nala soo xidhiidhi haddii aad u baahan tahay

27/07/2025

Diyaar ma u tahay inaad naftaada horumariso? U qaad hal tallaabo dhanka horumarka oo nala soo xidhiidh hadda!

05/02/2025

Tubsan Academy waxay u diyaarisay dadka online ka shaqayso courses qiimada badan iyo sidoo kale tababarada websites waawayn ee ay ka dhaqaystaan dadka freelancerska
Hadda iska Diwaan geli website-ka Tubsan Academy and degelka courseska https://docs.google.com/.../1zHUYEPLA9PX2xuFPNiImoYk.../edit

17/01/2025

2025 fursado muhiim ah iyo Tubsan Academy

Upwork Full Course – 2024 – Tubsan Academy 13/04/2024

Koorsadii loogu xiisaha badnaa ee barashada UPWORK INC. iyo sida looga dhex shaqaysto adigoo gurigaaga jooga waxa laguugu sameeyay qiima dhimis 50% oo soconaysa wakhti yar. Ka faa'iidayso oo hadda is diwaangeli. booqo linkiga hoose si aad u aragto horudhaca koorsada:

Upwork Full Course – 2024 – Tubsan Academy Koorsadani waxay guud ahaan ku baraysaa qaabka looga shaqeysto madasha Upwork oo ah madasha caalamka ugu weyn ee freelancing-ka. Koorsada waxaa kuu dhigaya macalim isagu lacag ka badan $25,000 ka sameeyay plateform-kan sidoo kale qaabka lagugu barayaa waa qaab casri ah loona qaabeeyay in qofku wakht...

Fiverr Full Course – 2024 – Tubsan Academy 13/04/2024

Qiimo Dhimis 50% baa laguugu sameeyay koorsada barashada habka looga shaqaysto online-ka ee gaar ahaan mareegta Fiverr oo ah madasha 2-aad ee adduunku ugu weyn ee freelancing. Halka ka dheeho horudhaca koorsada:

Fiverr Full Course – 2024 – Tubsan Academy Waxaad ku baranaysa koorsadan sida looga dhex shaqaysto madasha Fiverr oo ah madal freelancing oo weyn. Waxaad ku baran doontaa koorsadan dhamaan xogta aad u baahantahay inaad ka barato madashan si aad uga dhex shaqaysato adigoo gurigaaga jooga waxaana ku bari doona koorsada macalin hadda ka shaqays...

13/04/2024

Kusoo dhowaada Tubsan Academy oo kuu haysaa koorsooyinkii u danbeeyay ee madalaha freelancing-ka ee Upwork iyo Fiver.
Wixii faahfaahin ah nagala so xidhiidh what'sappka ama booqo:
https://tubsanacademy.com/

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Hargeisa
Hargeisa