Al-Ikhlaas Qur'an Online

Al-Ikhlaas Qur'an Online خيركم من تعلم القرآن وعلمه

01/11/2024

kusoo dhawoow; Al-Ikhlaas Qur'an Online

✍✍ waxa kuugu diyaara macallimiin aqoon iyo khibrad dheeraada u leh maadooyinka ay dhigayaan.

✍✍ Wuxu qaadanayaa Markasku fasallo cusub, hadda is diwaan gali.

--------Maadooyinka uu bixinayo Markasku;
1. Xifdiga Quraanka kariimka ah
2. Sixidda akhriska quraanka
3. Higaada Carabiga ( Akhris iyo qoraal)
4. Siirada rasuulka صلى الله عليه وسلم
5. Axaadiista Nabiga صلى الله عليه وسلم
6. Tafsiirka Quraanka.

✍✍✍Xiliyada uu markasku shaqeeyo;
# Bacdal maqrib
# Bacdal cishaayi ilaa 12:00 ka habeenimo.

** wixii faahfaahina kala soo xidhiidh
00252672288111

ama iska diwaan gali link gan hoose;

https://Wa.me//+252672288111.

14/09/2024
18/08/2024

Kusoo dhawaada; Al-Ikhlaas Qur'an Online oo aad ka helayso waxbarasho tayo leh.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Ikhlaas Qur'an Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share