Markiz Nuur- Almacaarif مركزنور المعارف لتحفيظ القرآن

Markiz Nuur- Almacaarif مركزنور المعارف لتحفيظ القرآن

Share

Markizka Nuur -Almacaarif waa markiz ka Hawlgala magaalada hargeisa , gaar ahaan xaafada cabaaye , agagarka mofada .

26/05/2026

عيد الاضحى مبارك
Ciid wanaagsan dhamaan umada muslimiinta , alle bash bash barwaaqo iyo Amni haynagu gaadhsiiyo ciidan ciideeda .
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Photos from ‎Markiz Nuur- Almacaarif مركزنور المعارف لتحفيظ القرآن‎'s post 20/05/2026

𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐢𝐳 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐀𝐥-𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐫𝐢𝐟 𝐎𝐨 𝐫𝐢𝐱𝐥𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐤𝐚 .

“𝗡𝗼𝗼𝗴𝘂 𝗸𝗮𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗔𝗸𝗵𝗹𝗮𝗮𝗾 ,𝗡𝗶𝗱𝗮𝗮𝗺 𝗶𝘆𝗼 ,𝗪𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼 . “

Tell: 0636970777

13/05/2026

Maamulka iyo macalimiinta markiz Nuur Al macaarif oo rixlo kaga Farxiyay ardaydii u fiicnayd dhanka waxbarashada bishan .

24/03/2026

WARGELIN MUHIIM AH 👇

MAAMULKA MARKASKA NUUR AL MACAARIF
Waxa uu ku wargelinayaa dhammaan ardayda iyo waalidiinta, in markasku dib u furmi doonoo
24/03/2026
Oo ah maalin SALAASA AH.
- Insha Allah

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:00 - 20:00
Tuesday 06:00 - 20:00
Wednesday 06:00 - 20:00
Saturday 06:00 - 20:00
Sunday 06:00 - 17:00