Omer - al omeish Graduate Students Association

Omer - al omeish Graduate Students Association

Share

Waa madal kulmisa dhamaan Aqoonyahanada ka qalin jabiyay bodhinka Omer al omeish.

Photos from Omer - al omeish Graduate Students Association 's post 27/01/2025

Dalada ardayda ka qalinjabisay bodhinka cumar al cumaysh ayaa shalay oo ahayd 26/01/2025 soo qaban qaabisay xaflad lagu dhiiri galinayay ardayda ugu saraysay ama gashay kalamaha sare ee imtixanka 2023-2024 kulanka aya waxa goob joog ka ahaa Agasimaha lacagta ee hay’da Manhal al khayriya Ustad sheekh Qaasim , maamule ku cigeenka dugsiga Ustad cawil Koosar , dhamaan macaliminta ka hawl gasha dugsiga iyo hogaanka sare ee Dalada Ardayda ka qalinjabisay Cumar al Cumaysh.

Photos from Omer - al omeish Graduate Students Association 's post 27/12/2024

Sawiro dufacdii 8aad ee ka qalin jabisay boodhinka omer al omeish graduate students association.

Photos from Omer - al omeish Graduate Students Association 's post 13/10/2024

SAWIRO ARDAYDA BOODHINKA

xafiska warbahinta midawga

Photos from Omer - al omeish Graduate Students Association 's post 13/10/2024

تقيم رابطة خريجي مركز عمر العميش ندوة علمية بعنوان صفات الطالب الناجح التي يلقيها بعضا من طلاب الذين افلحو في هذه المركز المبارك
مثل هذه الندوات ليست المرة الاولي التي نظمت الرابطة وانما هي بعض من نشاطاتها السنوية .

Midawga Ardayda ka Qalinjabisay Boodhinka CUMAR AL OMEYSH ayaa soo qaban qaabay kulan-Aqoon ka hadlayay TILMAAMAHA ARDAYGA GULAYSTA oo ay u qabteen ardayda dhigta wakhtiga Dugsiga soo jeediyen qaar ka mid ardayda ka aflaxday boodhinka oo kala ah
1. Sheekh Farxaan Maxamed Axmed
2. Eng yaasir cali mahamed
3. Ustad Muuse Cali Cabdi

Maaha marki koobad ee midawgu soo qaban qaabiyo kulamo noocan ah balse waa mid kamid nashaadadkisa sanadeed oo uu soo abuubulo.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Malawle
Hargeisa