13/05/2026
๐Xuska 18 May
Ardayda Casri College - Hargeisa oo Maanta Xafladda 18may lagu Xusayo kala qayb qaatay ardayda iyo maamulka Schoolka Faca Weyn ee Gacan Libaax ayaa ahaa mid si heer sare ah loo abaabulay loona weyneeyey.
Sanadkan 18 May 2026 waxa uu kaga duwan yahay sanadihii h**e, iyadoo shacabka Somaliland Ay Haystaan Aqoonsi
Ardayda bartay Camera Training iyo Video Editing ee Casri College ayaa door weyn ka qaatay qabashada iyo duubista munaasibadda, iyagoo muujiyey dadaal, xirfad, iyo aqoontii ay ka barteen Casri College ๐ธ๐ฌ
Waxay si hufan u maareeyeen sawir-qaadista, muuqaal duubista, iyo diyaarinta muuqaalada munaasibadda, taas oo muujinaysa kartidooda iyo horumarka ay gaadheen ๐๐ฅ
Casri College waxay sii waddaa soo saarista arday xirfad leh oo bulshada wax ku biiriya ๐