Han-kaab Primary School

Han-kaab Primary School Han-kaab primary and Kg School ๐Ÿซ
Welcome to Open Hands
Phone :065_9119940 Principal Of School

Congratulations Ustaad Sare Cabdi Qani Maxamuud Cali------------------------------------------------------------------Ma...
17/08/2026

Congratulations Ustaad Sare Cabdi Qani Maxamuud Cali
------------------------------------------------------------------
Maamulka Macalimiinta iyo Ardeyda Dugsiga Hoose dhexe Ee Han-kaab Primary School Waxay Hambalyo u dirayaan Macalin Cabdi Qani Maxamuud Cali Oo difaacdey Book giisa Qalin jabinta.
Halkaas iyo meel ka sareysa inshallah ustaad.

ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒุฉุŒ ุชู‚ุจู‘ู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆุงู„ุนุจุงุฏุงุช ุฌู…ูŠุนู‹ุง. ๐Ÿคฒ
14/08/2026

ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒุฉุŒ ุชู‚ุจู‘ู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆุงู„ุนุจุงุฏุงุช ุฌู…ูŠุนู‹ุง. ๐Ÿคฒ

ุงุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ู‡ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡.Welcome Back to school ๐Ÿซ ๐ŸŽ’ Dhamaan Macalimiinta ,Waalidiinta iyo Ardeyda Dugsiga Hoose dh...
31/07/2026

ุงุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ู‡ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡.
Welcome Back to school ๐Ÿซ ๐ŸŽ’
Dhamaan Macalimiinta ,Waalidiinta iyo Ardeyda Dugsiga Hoose dhexe Ee Han-kaab Primary School Waxa lala socodsiinaya in Dugsiga dib loo furi doono Bari Oo sabti ah Taariikhduna tahay 1_08_2026.

Some of the books we have designated for students enrolled in the Primary and Kindergarten section of Hankaab Primary an...
30/07/2026

Some of the books we have designated for students enrolled in the Primary and Kindergarten section of Hankaab Primary and KG School.

Han-kaab Primary School

Deadline 30 July 2026.Morning 12:00 pm
29/07/2026

Deadline 30 July 2026.
Morning 12:00 pm

๐€๐ƒ๐Œ๐ˆ๐’๐’๐ˆ๐Ž๐ ๐Ž๐๐„๐ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ• Diiwaangelintii Ardayda Cusub Waa Furan Tahay!Han-kaab Primary School waxay si farxad leh u soo...
24/07/2026

๐€๐ƒ๐Œ๐ˆ๐’๐’๐ˆ๐Ž๐ ๐Ž๐๐„๐ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•

Diiwaangelintii Ardayda Cusub Waa Furan Tahay!
Han-kaab Primary School waxay si farxad leh u soo dhoweynaysaa ardayda cusub ee:

โœ… Kindergarten (KG)
โœ… Primary School

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐ง๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š?
โ€ข Macallimiin aqoon iyo khibrad leh.
โ€ข Waxbarasho tayo sare leh.
โ€ข Deegaan ammaan ah oo dhiirrigeliya waxbarashada.
โ€ข Barnaamijyo casri ah iyo horumarinta xirfadaha ardaHan-kaab Primary School?๐ข๐จ๐ง ๐ข๐ฌ ๐Ž๐ฉ๐ž๐ง ๐๐จ๐ฐ!.

๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ?Han-kaab Primary School๐˜†: +252 63 4003287
๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐—ป & ๐—ณ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ:+252 63 7026229
๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ Han-kaab Primary School๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•

Diiwaangelintii Ardayda Cusub Waa Furan Tahay!
Han-kaab Primary School waxay si farxad leh u soo dhoweynaysaa ardayda cusub ee:
โœ… Kindergarten (KG)
โœ… Primary School
๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐ง๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š?
โ€ข Macallimiin aqoon iyo khibrad leh.
โ€ข Waxbarasho tayo sare leh.
โ€ข Deegaan ammaan ah oo dhiirrigeliya waxbarashada.

๐‘๐ž๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ข๐ฌ ๐Ž๐ฉ๐ž๐ง ๐๐จ๐ฐ!.

๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต:
๐—ฃ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜†: +252 63 4003287
+252 63 7026229
๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ Han-kaab Primary Schoolโ€“ ๐—›๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ

19/06/2026

Kusoo dhawoow Dugsiga hoose dhexe ee Han-kaab Primary and Kg School ๐Ÿซ

19/06/2026

Mid ka mid ah Ardeyda Dugsiga Hoose dhexe Ee Hankaab primary and Kg School

Eid Mubarak,  ๐ŸคฒุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ ูƒูˆู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุช ุจุฎูŠุฑWaxa aan hanbalyo la wadaagayaa dhamaan bulshada Islaamka si guud, si gaar ahn...
19/03/2026

Eid Mubarak, ๐ŸคฒุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ ูƒูˆู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุช ุจุฎูŠุฑ

Waxa aan hanbalyo la wadaagayaa dhamaan bulshada Islaamka si guud, si gaar ahna bulshada JSL munaasibadda Ciiddul Fidriga awgeed.

Waxaan sidoo kale Hamblyo u dirayaa Dhamaan bahda Dugsiga Han-kaab Primary And Kg School, Ooy ugu horeeyan Macalimiinta Sharafta badan , Ardeyda iyo Waalidiintaba Waxaan idin leeyahay Alle S.W.T Ciidan ciideda haynagu gaadhsiyo Bash Bash Iyo Barwaaqo.

Amiin Amiin Amiin.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Han-kaab Primary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share