Abdilahi Ibrahim Mohamed Ismail

Abdilahi Ibrahim Mohamed Ismail

Share

Alloow laba tallo ba tii roon i waafaji!

16/01/2026

When your reasons are deep enough—when you know WHY you must succeed, WHY you must change, WHY this goal matters to your life and the lives of those you love—the obstacles start to look smaller.

The early mornings become worthwhile. The discipline becomes automatic. The sacrifices make sense.

Most people fail not because the "how" is too difficult, but because their "why" isn't compelling enough.

So ask yourself today: What's driving you? Is your why strong enough to carry you through the tough days ahead?

Get crystal clear on your purpose, and watch how the path forward reveals itself.
Ref: other page

16/01/2026

Adduunka Ku Beddel Aragti Togan oo Fudud "Change the world with a simple thought"

Odhaahdan kooban waxa ay ina xusuusinaysaa in isbeddel kasta oo weyn uu ka bilaabmo talaabooyin yar yar oo gudaha maskaxda uga yimaada si degan.

Hal fikrad oo ka dhalata wacyi, naxariis iyo xiiso badan ayaa awood u leh in ay abuurto caddaalad, dhiirrigeliso hal-abuuro, isla markaana soo nooleyso rajo.

Fikirraduhu waxay dhalaan ujeeddo, ujeeddaduna waxay hagtaa ficil, falkuna wuxuu abuuraa saameyn qumman oo jiritaan xooggan leh.

Taariikhdu waxay caddeyneysaa in kacdoonno, hal-abuuro iyo horumar bulsho ay dhammaantood ka soo bilowdeen fikrado yar yar oo ku dhashay qalbiyada dad ku dhiirraday in ay si togan u fekeraan oo ay nolosha aragtiyo cusub ku soo kordhiyaan.

Marka aan si hadaf iyo masuuliyad leh u fikirno, xitaa fikradda ugu yar waxay isu beddeli kartaa xoog mug leh oo wax ka beddela nolosha, kana dhiga dunida meel ka wanaagsan tii h**e.

Markaa qof kasta waa uu awooddaa in uu kownkan ku soo siyaadiyo hal-abuurkiisa ama aragtidiisa qumman.

Ha sugin ammin iyo isleeg toosan oo aad yoolkaaga ku hirgeliso balse hir-danada nolosha ee adag ka samee fursado horseeda guulaaha aad nololasha ka leedahay.

29/03/2024

'Labaatan jirkiisa ninkii dayacaa
Lixdan jirkiisuu rafaad la kulmaa'

25/02/2024

Never stop chasing your " DREAM"

14/02/2024

"Farxad gelinta naftaadu waa ku xidhnaanta Eebbe iyo hab fikirkaaga suubban ee maaha hadba hayntaada(Maalkaaga) iyo mansabkaaga xileedtoona"

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Hargeisa