ASAL YOUTH ORG

ASAL YOUTH ORG ASAL Youth Development Association (ASAL) was founded in January 1st 2001, by a group of youth devot

INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJJCUN ,,, URURKA DHALIYARADA AH EE ,,ASAL YOUTH DEVELOPMENT ASSCIATION ,,, WAXAA UU HALKA...
18/04/2016

INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJJCUN ,,, URURKA DHALIYARADA AH EE ,,ASAL YOUTH DEVELOPMENT ASSCIATION ,,, WAXAA UU HALKA TACSI TIIRANYALE UGU DIRAYAA DHAMAAN SHACABKA REER SOMALILAND , GAAR AHAAN EHELADII AY KA BAXEEN ,DHALIYARADII KU NAFWAYDAY DOONTII KU DHACDAY BADA CASE ,, MASAR ,,,WAA MASIIBO QARAN , WAA UBIXII WADANKA OO KA BAXAY ,, RUNTII SHALAY OO TAARIKHDU AHAYD 17/04/2016,, MAALIN MADAW AYAY U AHAYD DHAMAAN DADDKA REER SOMALILAND ,, IYO GUUD AHAAN SOMALI OO DHAN ,,, ILAAHAY WAXAAN UGU RAJAYNAYAA DHALIYARADAA KU NAFWAYDAY IS BIIMAYNTAA IN ILAAHAY KA DHAAFO WIXII DANBI AH ,,, AMIIIIIIIIIIIIIIN ...ABDISHAKUR SULUB ,,,,

Hay'adda Wadaniga ASAL Youth Development Organization +++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++Waa Hay'add ku Ha...
21/02/2016

Hay'adda Wadaniga ASAL Youth Development Organization
+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Waa Hay'add ku Hawlan waxqabadka Umadda Somaliland waana Hay'add Fulisay Mashaariic Badan oo Horumarineed oo Dhinacyo kala duwan, Sida wax barida ama Tababarida Dhalinyarada Xirado Shaqo abuur oo ay ka Mid yihiin: Barashada Laydhka, Dawaarka, Hennaha iyo Karinta Cuntooyinka.
+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Hay'adda Asal waxa ay ka qayb qaadatay dib u Dhisida Deeganada (Housing), Mashaariic Hoy ama Guryo sida Mashruuc Guryo loogu dhisaayo 140 qoys oo Danyar ah. Xafadaha ay ka mid yihiin: Jimcaale Settlement (IDP's)
+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Hay'adda Asal waxa ay ka qayb tahay horumarinta bulshada Somaliland sida Tababirda Dhalinyarada, Kobcinta heerka Aqooned, Ka Wacyigalinta dhalinyarada Afooyinka u ka mid yahay Tahriibku,Balwadaha Xun-xun, Dhiiri-gelinta in ay dhalintu hormarka bulshada qayb qaatan, Agaasimida Kulano iyo Doodo Dhalinyarada lagu Falanqaynaayo Horumarinta Bulshad Guud Ahaan.

WAANU SOO DHAWYNAYNAA FIKIRKIINA,TALADIINA,TUSAALIHIINA,Plz Like,Shre and Comment!!!

27/01/2016

Hay'adda wadaniga ee ASAL Organization waa Hay'ad bulshada Somaliland ku soo kordhisay Mashaariic horumarineed oo bulshada wax tar weyn u leh, Sida waxbarashada, horumarinta deeganka iyo dib u dhiska kaabayaasha nololeed ee bulshada.!!!!

Haya'dada wadaniga ee ASAL waxa ay soo dhawaynaysaa cid kasta oo umada rabta hormarkeeda, wada shaqaynteeda iyo wanaageeda.

GACMO WADA JIRBAY WAX KU GOOYAAN

24/01/2016

Hay'ada wadaniga ASAL Organization waxa ay bulshada Somaliland ku wargalinaysa in ay ka qayb qaatan diwaan-gelinta....kaadhka codbixiyaha.............Muwadin............Muwadin...................Muwadin ka qayb qaado duwaangilinta codbixiyaha madaniga ah...
.........................................................................................................
Alla Mahad leh

SHIRKII HOGAANKA SARRE EE HAY'ADDA WADANIGA AH EE ASAL OO LA SOO GABO-GABBEEYEY,Shir laba cisho uga socday Hay'ada wadan...
16/01/2016

SHIRKII HOGAANKA SARRE EE HAY'ADDA WADANIGA AH EE ASAL OO LA SOO GABO-GABBEEYEY,

Shir laba cisho uga socday Hay'ada wadaniga ah ee ASAL YOUTH DEVELOPMENT ASSOCIATION, ayaa lagu soo gabo-gabbeeyey casimada Hargeysa ee Somaliland.

Mudada labada cisho ahayd, waxa diirada lagu saaray barnaamijyada ay Hay'adu fuliso, guulihii iyo hormarkii ay gaadhay mudadii ay jirtay,waxa kale oo kulankaa lagu lafo guray hiirgsiga sanadka 2016,

Gabo-gabbaddii waxa ay hogaanka sarre ee Hay'ada wadaniga ah ee ASAL ku dajiyeen qorshayaasha cusub ee sanadka 2016.

Kulankaaso noqonaya kulankii toddobaad ee ay yeeshan hogaanka sarre ee Hay'ada wadaniga ah ee ASAL.

Shirka Golaha Sarre ee Hayada wadaniga ee Asal oo mudda laba cisho ah lagu lafo guraayay, Waxqabadyadii sanadkii tagay, ...
15/01/2016

Shirka Golaha Sarre ee Hayada wadaniga ee Asal oo mudda laba cisho ah lagu lafo guraayay, Waxqabadyadii sanadkii tagay, Hor u marinta qorshayaasha sanadka cusub,isla xisaabtanka hogaanka shaqaalaha hawl-maalmeedka haya!!!

Address

Half London
Hargeisa
SOMALILAND

Telephone

565577

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ASAL YOUTH ORG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to ASAL YOUTH ORG:

Shortcuts

Share

Category