26/01/2026
Kuliyada Caafimaadka Atlanta Medical College waxa ay qaadanays Fasalo Cusub oo Caafimaadka ah sida:
PHARMACY
Barashada Cilmiga Dawooyinka .
Kooraskan waxa uu soconayaa mudo gaaban.
Tirada ardayda la qaadanayo waa 150 .
Xilliyada waa galinka h**e ,galinka dambe iyo Habeenkii
25/01/2026
Ogaysiis!!!Ogaysiis!!!Ogaysiis!!!
kuliyada Caafimaadka Atlanta Medical waxa ay qaadanaysaa fasalo cusub oo caafimaadka ah gaar ahaan Nursing .waxa aad heli doontaa Practical joogta ah.
25/01/2026
Kuliyada Caafimaadka Atlanta Medical College waxa ay ogaysiinaysaa dhamaan dadweynaha waxbarashada jecel in kuliyada ay bixinayso kooraska gargaarka degdega ah oo bilaash ah .
Tirada ardayda la qaadanayo waa mid xadidan.Hadaba h**e u gaadh inta aan lagaa buuxin .Hada is diiwaan gali.