Atlanta Medical College

Atlanta Medical College Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Atlanta Medical College, Education, Hargeisa, Hargeisa.

Kuliyada Caafimaadka Atlanta Medical College waxa ay qaadanays Fasalo Cusub oo Caafimaadka ah sida:PHARMACYBarashada Cil...
26/01/2026

Kuliyada Caafimaadka Atlanta Medical College waxa ay qaadanays Fasalo Cusub oo Caafimaadka ah sida:
PHARMACY
Barashada Cilmiga Dawooyinka .
Kooraskan waxa uu soconayaa mudo gaaban.
Tirada ardayda la qaadanayo waa 150 .
Xilliyada waa galinka h**e ,galinka dambe iyo Habeenkii

Ogaysiis!!!Ogaysiis!!!Ogaysiis!!!kuliyada Caafimaadka Atlanta Medical waxa ay qaadanaysaa  fasalo cusub oo caafimaadka a...
25/01/2026

Ogaysiis!!!Ogaysiis!!!Ogaysiis!!!
kuliyada Caafimaadka Atlanta Medical waxa ay qaadanaysaa fasalo cusub oo caafimaadka ah gaar ahaan Nursing .waxa aad heli doontaa Practical joogta ah.

Kuliyada Caafimaadka  Atlanta Medical College waxa ay ogaysiinaysaa dhamaan dadweynaha waxbarashada jecel in kuliyada ay...
25/01/2026

Kuliyada Caafimaadka Atlanta Medical College waxa ay ogaysiinaysaa dhamaan dadweynaha waxbarashada jecel in kuliyada ay bixinayso kooraska gargaarka degdega ah oo bilaash ah .
Tirada ardayda la qaadanayo waa mid xadidan.Hadaba h**e u gaadh inta aan lagaa buuxin .Hada is diiwaan gali.

Address

Hargeisa
Hargeisa
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Atlanta Medical College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category