31/07/2023
*Fursad Tababar*
Ka faa'idayso fursaddan tababar. Kobci aqoontada iyo xirfaddaada adigoo gurigaaga ama goobtada shaqo jooga.
Waxa aannu bilaabaynaa tababar Online ah kaas oo aad ku baran doontid xirfadaha shaqo ee loogu baahi badanyahay suuqa shaqada. Baro xirfadda Iibka & Suuqgeynta (Sales and Marketing Skills) kuna hel shaqo. Sidoo kale tababarkan waxa kuula socda Course dheeraad ah oo Free ah waana xirfadda daryeelka macaamiisha ( Customer Care Skills). Waxa aad heli doontaa laba shahaado.
Tababarkani waa Online, ardayga ayay ku xidhantahay waqtiga uu qaadanayaa. Tirada ardaydu way koobanyihiin.
Si aad isku diwaangeliso La xidhiidh WhatsApp ka Call Center kuna dhufo Linkgan hoose :-
https://wa.me/message/SNC7ZYLQRDNOP1
Ama numberadan:- 0634829413 / 0633510682.
La wadaag asaxaabtada aad la jeclaan lahayd in ay ka faa'idaystaan.
17/07/2023
Fursad Dahabi Ah !
Ka faa'idayso fursaddan dahabiga. Kobci aqoontada iyo xirfaddaada adigoo gurigaaga ama goobtada shaqo jooga. Waxa aannu bilaabaynaa tababar Online ah oo Free ah kaas oo aanu ugu talo galnay dadka jecel in ay raadiyaan shaqo kuna guulaystaan, tababarkan oo aad khabiir ku noqon doonto fanka shaqo hanashada. Course ka magaciisu waa (Mastering the Art of Job Hunting).
Qaybaha Course ka koobnaan doonaa waa
1. Self Awareness.
2. Mastering Networking Skills
3. Job Search Planning
4. Selling Yourself (Resume Writing)
5. Sucessful Interview Tips
Coursekani waa Online, ardayga ayay ku xidhantahay waqtiga uu qaadanayaa sidoo kale Course ku waxa uu leeyahay shahaado.
Si aad isku diwaangeliso La xidhiidh WhatsApp ka Call Center kuna dhufo Linkgan hoose:- Taabo linkga WhatsApp-ka.
11/07/2023
Nala soo xidhiidh WhatsApp
28/06/2023
Eidul Adha Mubarak.
Illahay ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu samaynay. Eid Mubarak dhammaan ummada Muslimiinta ah.
12/06/2023
Dhawaan Filo Platform ka Ardey Plus.
Waxaad baran doontaa xirfado cusub.
06/11/2021
Panel discussion about "Freelancing Opportunity and Challenges"
06/11/2021
Waxa aannu mahadcelinaynaa dhammaanba martisharaftii kasoo qayb gashay furitaanka barnaamijka.