Kaamil College

Kaamil College KAAMIL COLLEGE waa goob waxbarasho ood kaheli karto
dhamaan culluumta science ka iyo social ka dugsiyada sare
waxana kuu diyaara macalimiin tayo leh

Kaamil college wuxu qaadanaya fasalo cusub oo ladhiganayo khamista iyo jimcaha bishan August 20221: chemistry gaara ah2....
03/08/2022

Kaamil college wuxu qaadanaya fasalo cusub oo ladhiganayo khamista iyo jimcaha bishan August 2022
1: chemistry gaara ah
2. biology gaar ah
3. Physics gaar ah 4. maths gaar ah
+252 63 4055020 | 063 3834545 | Dalwanaaje Building Floor 4

Kaamil College waxa uu qaadanaya fasala cusub 063-4055020 | 063-3834545 | Dalwanaaje Building Floor 4
03/08/2022

Kaamil College
waxa uu qaadanaya fasala cusub
063-4055020 | 063-3834545 | Dalwanaaje Building Floor 4

01/08/2022
Kuliyadda kaamil college waxay qaadanaysa bisha   2022fasalo cusub oo la dhigan doono maalmaha sabti ila arbaca kuwaas o...
28/05/2022

Kuliyadda kaamil college waxay qaadanaysa bisha
2022
fasalo cusub oo la dhigan doono maalmaha sabti ila arbaca kuwaas oo lagu baran dono

's
# geography
---------------
--------------
Khamista iyo jimcaha
Waxaad helaysaa maaddoyinkii oo gaar ah
---***Chemistry gaar ah
---***Math's gaar ah
---****Physics gaar ah
---***Biology gaar ah

Gaar
ah: Tirada ardaydu way xadidan tahay

:063 4055020

   Kaamil College wuxuu ugu bushaaraynaa Ardayda dugsiyada sare in  fasalo cusub la bilaabi doono bacdal makhrib 6:30 il...
09/01/2021



Kaamil College wuxuu ugu bushaaraynaa Ardayda dugsiyada sare in fasalo cusub la bilaabi doono bacdal makhrib 6:30 ilaa 7:30 Habeenimo.

Casharadu waxay bilaabmidoonan horaanta bishan January 2021. Isdiwaangelintu wey socotaa Fadlan h**e u gaadh.

Goobta: Qiblada masjidka cali mataan ama koonfurta fooga farah
joome
contact : 063-4055020 || 063-6654547 || 063-4730550

Sanad waliba hoodiyoHawl iyo dhibaatiyoWuxuu hadimo leeyahayWaa laga helaayooHadhow lagu Waan ku haybinayneeIllaahay hak...
31/12/2020

Sanad waliba hoodiyo
Hawl iyo dhibaatiyo
Wuxuu hadimo leeyahay
Waa laga helaayoo
Hadhow lagu

Waan ku haybinaynee
Illaahay hakaa dhigo
Adna hogol da'aysiyo
Habeen dhalad barwaaqiyo
Nimco la hubsan dooniyo
Cawo lagu heshiiyo

Kii noo hagaagee
Noqo loo hanweyn yahay
Noqo loo hanweyn yahay..

Aamiin...

06/08/2020

Bushaaro Bushaaro dhamaan waxa loogu bushaaraynaya in kaamil college uu qadanyo fasalo cusub bishan 1-8-2020

06/08/2020

Kaamil college waxa uu qadanayaa fasalo cusub bishan 1-8-2020

Address

Near Premier Bank, Suuqa Hoose
Hargeisa
00252

Opening Hours

Monday 16:00 - 20:00
Tuesday 16:00 - 20:00
Wednesday 16:00 - 20:00
Thursday 16:00 - 20:00
Friday 16:00 - 17:00
Saturday 16:00 - 20:00
Sunday 16:00 - 20:00

Telephone

+252634055020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaamil College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Kaamil College:

Shortcuts

Share

Category