09/05/2024
🌟 JUMA MUBARAK! 🌟 📚 May this blessed day remind us of the importance of seeking knowledge. Academy
eSom Academy
eSom Academy: Learn anytime, anywhere. Empowering learners with tech, languages, and creativity skills. Join us for expert-led courses and hands-on projects. Thrive in the digital age!
02/05/2024
Juma Mubarak! 🌟
Wishing you peace, happiness, and blessings on this blessed day.
09/04/2024
Ciid Mubarak
Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan caalamka Islaamka waxaan idin ku hambalyeynayaa munaasabadda ciida.
10/03/2024
Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan caalamka Islaamka waxaan idin ku hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee bilashada bisha Ramadaan.
Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan.
Ramadan Mubarak
17/01/2024
Waxa hada diyaar ah fasalo bilow ah kuwaas oo aad ku baran doontid luuqada English ka
Hadaba si aad isku diiwangaliso nagala soo xidhiidh
Ama halkan ku dhufo👇
https://wa.me/message/GKHUXDTASJ4CJ1
WhatsApp Number:
63 3065378