02/08/2026
WARGELIN MUHIIM AH
Waxa lagu wargelinayaa waalidiinta, ardayda, macallimiinta iyo dhammaan bulshada ku xidhan Dugsiga Hoose/Dhexe ee Sheekh Madar in uu si rasmi ah u furmayo Sanad-Dugsiyeedka 2026–2027 Maalinta Salaasada ee ay taariikhdu tahay 04 August 2026
Dhammaan ardayda iyo waalidiinta waxaa lagu adkaynayaa inay u diyaar garoobaan sannad-dugsiyeedka cusub, isla markaana ardaydu si wanaagsan uga soo xaadiraan dugsiga.
Dugsiga Sheekh Madar wuxuu dhammaan ardayda u rajaynayaa sanad-dugsiyeed guul, barwaaqo iyo horumar leh.
Amiin , aamiiin ,