Mu'assasada Daarul-xifdi مؤسسة دا الحفظ

Mu'assasada Daarul-xifdi مؤسسة دا الحفظ Dugsiyada Daarul-xifdi Waxa lagu Bartaa Xifdiga Quraanka iyo Barbaarinta Ubadka oo si heersare ah loogu Dhigayo Ubadka.

C I I D  M U B A A R A K Waxa aan Halkan Hambalyo uga dirayaa Macalimiinta , walidiinta sharafta leh , Darawaliinta, Haw...
27/05/2026

C I I D M U B A A R A K

Waxa aan Halkan Hambalyo uga dirayaa
Macalimiinta , walidiinta sharafta leh , Darawaliinta, Hawl wadeenada, iyo Guud ahaanba Arday waynaha Hablo iyo inamaba waxa aan ugu Hambalyaynayaa Munaasabada Awgeed.
Sidoo kale waxa aan u hambalyaynaa dhamaan shucuubta islaamka si gaar ah umada Soomaaliyeed.
Ilaahay waxa aan ka Baryayaa in uu ciida ciideeda inagu gaadhsiiyo caafimaad qab bashbash iyo Barwaaqo.

Maamulaha Guud ee
Mu'assasada Daarul-xifdi مؤسسة دا الحفظ
Sh.Imaam Mubaarak Jaamac

21/04/2026

Hambalyo Cabdalle sh. Faysal Xasan oo Ka mid ahaa ardaydii Shalay khatimay Qur'aanka.
Ilaahay waxa aanu uga baryaynaa in uu Qalbigiisa ku sugo
Ku Soo dhawaada
Mu'assasada Daarul-xifdi مؤسسة دا الحفظ

19/03/2026

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
C I I D M U B A A R A K
Dhamaan shucuubta islaamka , si gaara umada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba waxa kale oo aan la wadaagayaa Hambalyada dhamaan maamulka, macalimiinta ,Ardayda, waalidiinta hawlwadeenada
Mu'assasada Daarul-xifdi مؤسسة دا الحفظ iyo dhamaan Ehelka iyo Asxaabta qiimaha badan Ciid wanaagsan.
Ilaahay ciida ciiddeeda ha inagu gaadhsiiyo caafimaad qab bashbash iyo barwaaqo.

19/02/2026

Barnaamijka Soo dhawaynta RAMADAANTA Ee Barbaarta Daarulxifdi.
Dhamaan shucuubta islaamka meel kasta oo aad joogtaanba.
RAMADAAN MUBAARAK

Bari Idam alle Iyo Xarunta Dhexe ee Mu'asasada.
30/12/2025

Bari Idam alle Iyo Xarunta Dhexe ee Mu'asasada.

Address

Airport Street
Hargeisa

Telephone

+252633399332

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mu'assasada Daarul-xifdi مؤسسة دا الحفظ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category