26/05/2026
๐๐ถ๐ถ๐ฑ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ (ุนูุฏูู
ู
ุจุงุฑู)
โฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ..
Maamulka jaamacadda Gollis oo uu ugu horreeyo asaasaha iyo guddoomiyaha guud ee jaamacadaha Gollis Dr. Siciid Axmed Xasan, guddoomiye ku-xigeennada, hawl-wadeennada iyo macallimiintuba waxay hambalyo u dirayaan dhammaan ummadda Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan munaasibadda Ciidal-Adxa awgeed.
Waxay si gaar ah u hambalyaynayaan ardayda, waalidka iyo saaxiibbada kala duwan ee jaamacadda, waxaanan Ilaahay ka baryayaan in uu ciiddan ciideeda bash-bash iyo barwaaqo innagu gaadhsiiyo, inta buktana Ilaahay caafimaad taam ah siiyo.
Aammiin aammiin.
24/05/2026
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฝ๐ฒ ๐๐ต๐ฒ ๐๐๐๐๐ฟ๐ฒ ๐ผ๐ณ ๐๐ป๐ด๐ถ๐ป๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ถ๐ป๐ด ๐๐ฒ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฟ๐๐ต๐ถ๐ฝ ๐๐ถ๐๐ต ๐๐ผ๐น๐น๐ถ๐ ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐!
Applications are now open for the ๐ ๐ฎ๐๐๐ฒ๐ฟ ๐ผ๐ณ ๐๐ป๐ด๐ถ๐ป๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ถ๐ป๐ด ๐ ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ด๐ฒ๐บ๐ฒ๐ป๐ (๐ ๐๐ ) under the School of Graduate Studies and Research - Gollis University (SGSR). This program is designed for ambitious engineers ready to combine technical expertise with leadership and management skills.
โ
Industry-relevant curriculum
โ
Experienced faculty
โ
Practical, real-world applications
โ
Career advancement opportunities
Take the next step toward becoming a leader in engineering and innovation.
๐ Main Campus, 26 June District
๐ +252 63 8002574
๐ Gollis University
17/05/2026
Hargeysa(16/5/2026) Komishanka Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa booqasho kormeer ku yimid Jaamacadda Gollis, iyagoo la yeeshay maamulka jaamacadda kulan ku saabsan diyaar-garowga Xuska Maalinta Qaran ee 18-ka May. Booqashadan ayaa qayb ka ah xoojinta iskaashiga ka dhexeeya hayโadaha tacliinta sare iyo dadaallada lagu maamuusayo maalinta qaranka.
Xafiiska Isgaadhsiinta iyo Warbaahinta.
17/05/2026
Sawirro qaybta 1aad: Kulan aqooneedka โHalgankii Dib U Xoraynta Qaran iyo Xuska Mayโ oo uu marti ku ahaa Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale.
17/05/2026
Maamulka jaamacadda Gollis ayaa ka qayb-galay kulan mihiim ah oo ay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL Mudane Maxamed Cabdimaalik iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Md Mukhtaar Xaaji la qaateen madax ka socotay jaamacadaha dalka ee kala ah Jaamacadda Gollis, Jaamacadda Camuud, Jaamacadda Hargeysa iyo Jaamacadda Burco.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii Wasaaradda iyo Jaamacaduhu iskaga kaashan lahaayeen cilmi-baadhista, hal-abuurka iyo horumarinta la xidhiidha khayraadka biyaha dalka.
Intii uu kulanku socday, waxa la isla qaatay qodobbadan muhiimka ah:
1. In la diyaariyo heshiis iskaashi (MoU) oo dhex mara Wasaaradda iyo Jaamacadaha.
2. In la xoojiyo wada shaqaynta dhinacyada cilmi-baadhista iyo hal-abuurka.
3. In Jaamacaduhu ka qayb qaataan dejinta siyaasadaha iyo istaraatiijiyadda horumarinta biyaha Somaliland.
4. In la sameeyo guddi isu-dubarida wada shaqaynta Wasaaradda iyo Jaamacadaha.
5. In la taageero tayeynta iyo kor u qaadista aqoonta shaqaalaha Wasaaradda.
6. In Wasaaraddu fursado tababar shaqo (Internship) u abuurto ardayda Jaamacadaha.
7. In si wadajir ah loo diyaariyo mashaariic iyo codsiyada deeqaha (Project Proposals & Grants).
Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada Wasaaradda ee lagu xoojinayo iskaashiga hayโadaha tacliinta sare si loo helo xalal waara oo lagu horumarinayo khayraadka biyaha dalka.
Xafiiska Isgaadhsiinta iyo Warbaahinta ee Gollis.
31/12/2025
Sannad Wanaagsan!
SANNAD WANAAGSAN 2026!
Guddoomiyaha guud, ahna aasaasaha jaamacadaha Gollis, Dr. Siciid Axmed Xasan, hawl-wadeennada Xarunta Hargeysa, iyo bahweynta jaamacadda Gollis waxay hambalyo u dirayaan guud ahaan ardayda, macallimiinta, shaqaale-waynaha Jaamacadaha Gollis iyo guud ahaan bulshada Somaliland munaasibadda bilashada sannadka cusub ee miilaadiga awgii.
Waxaan idiin rajeynaynaa sannadkan cusub ee 2026 inuu noqdo mid barwaaqo iyo horumar aynu gaadhno, kaas oo aynu ka helno guul iyo farxad dhan walba ah. Alle ha ina siiyo caafimaad, nabad iyo midnimo bulshadeenna iyo umadda Islaamka oo dhan.
Sannad wanaagsan!
03/12/2025
๐ Gollis University โ Master Programs in Public Health
Take the next step in advancing your professional career with our internationally aligned Public Health programs.
We offer:
โ๏ธ Master of Public Health (MPH)
โ๏ธ Master of Public Health in Reproductive Health (MPH-RH)
๐ฅ Alumni Offer: 30% Discount
All Gollis University alumni are eligible for an exclusive 30% tuition discount when enrolling in any of the Public Health Master programs.
Join a university committed to innovation, research, and developing the next generation of health leaders.
Enroll Now โ Your Public Health Journey Starts Here. ๐โจ
30/11/2025
๐ Gollis University โ School of Postgraduate Studies and Research - Gollis University (SGSR)
We are now accepting applications for our Master Programs in Business Administration.
Shape your future with specialized pathways including Project Management, HRM, Finance, Logistics, Islamic Banking, and MBA.
Enroll now and advance your career!
30/11/2025
Advance Your Engineering Career with a Masterโs Degree at Gollis University! ๐๐๏ธ
The School of Graduate Studies and Research (SGSR) is now offering specialized Master Programs in Engineering, including:
๐น Master of Urban Planning and Design
๐น Master of Engineering Management
๐น Master of Construction Management
๐ Special Offer: 30% Tuition Discount for Gollis University Alumni!
Boost your qualifications and step confidently into leadership roles in the engineering field.
๐ Main Campus โ 26 June District
๐ +252 63 8002574
๐ www.gollis.edu.so
Enroll Now and Build the Future with Us!