11/02/2023
Alrayaan Quraan Online islamic school
Halkani waa boga maxadka barashada quranka kariinkaa iyo culuumta diinigaa ee ALRAYAAN ONLINE QURAN TEACHING ACADEMY
11/02/2023
22/03/2022
Assalamu calaykum kusoo dhowoow dugsiga barashaxa Quraanka Kariimkaa iyo Culuumta Diinigaa
Ee Madarasada ALRAYAAN QURAN ONLINE
13/11/2021
Ascm wll Ma rabtaa inaad quraanka ,higaada,carabiga
Iyo dhamaan qaybaha cilmiga
diinta islaamka aad ku barato hab
casri ah ama online
Adiga oo gurigaaga jooga.
26/09/2021
Shukran wll kusoo dhowoow Halkani waa bog
maxadka barashadada quraanka Kareemka iyo
kutubta diiniga ee ALRAYAAN QURAAN ONLINE
waxa loo dhigtaa hab online ah
Waxaan u dhignaa dadka somaliyed ee aan
haysan jaanis ay ku tagaan ama ku geeyaan
ilmohooda malcaamad ama aan ku noolayn
wadan islaam waxaan u dhignaa maadooyin
badan waxa ka mida
1: Xifdiga quraanka Kareemka+tajwiid
2: Higaada
3: xadiisyada
4:Adkaarta ama ducooyinka
5- Caqiidada
6- fiqiga
Iyo waxa markaa nalaga codsado ee kusaabsan diinteena islaamka
Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa
1: Viber/whatsapp/imo +252633636756
2: Skype [email protected]
14/10/2020
ASCM wll kusoo dhowoow Halkani waa bog
maxadka barashadada quraanka Kareemka iyo
kutubta diiniga ee ALRAYAAN QURAAN ONLINE
waxa loo dhigtaa hab online ah
Waxaan u dhignaa dadka somaliyed ee aan
haysan jaanis ay ku tagaan ama ku geeyaan
ilmohooda malcaamad ama aan ku noolayn
wadan islaam waxaan u dhignaa maadooyin
badan waxa ka mida
1: Xifdiga quraanka Kareemka+tajwiid
2: Higaada
3: xadiisyada
4:Adkaarta ama ducooyinka
5- Caqiidada
6- fiqiga
Iyo waxa markaa nalaga codsado ee kusaabsan diinteena islaamka
Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa
1: Viber/whatsapp/imo +252633636756
2: Skype [email protected]
Alrayaan Quraan Online islamic school Halkani waa boga maxadka barashada quranka kariinkaa iyo culuumta diinigaa ee ALRAYAAN ONLINE QURAN TEACHING ACADEMY
10/09/2020
madarasadda ALRAYAAN ONLINE waxaad ka heli kartaa waxbarasho diiniya oo ku baxaysa hab casri ah oo laga dhigayo internet ka. waxaad ku bari kartaa quraanka iyo higaadda caruurtada adiga oo la fadhiya islamarkaana arkaya qaab macalimku u siinayo casharada
06/09/2020
welcome to ALRAYAAN ONLINE MADRASA for teaching Quran and many islamic subjects such as Higaad,caqiidah,fiqi arabic language.
you can learn quran in your home or your work place by online way
at any time that you have a chance.
contact us the followings
1)whatsapp/viber /imo +252633636756
2) skype: [email protected]
3)email: [email protected]
4)facebook acc: Madarasada Alrayaan
Ascm dhamaan dadka soomaaliyeed kusoo dhowaada Halkani waa bog maxadka barashadada quraanka Kareemka iyo kutubta diiniga ee ALRAYAAN QURAAN ONLINE waxa loo dhigtaa hab online ah
Waxaan u dhignaa dadka somaliyed ee aan
haysan jaanis ay ku tagaan ama ku geeyaan
ilmohooda malcaamad ama aan ku noolayn
wadan islaam waxaan u dhignaa maadooyin
badan waxa ka mida
1: Xifdiga quraanka Kareemka+tajwiid
2: Higaada
3: xadiisyada
4:Adkaarta ama ducooyinka
5- Caqiidada
6- fiqiga
Iyo waxa markaa nalaga codsado ee kusaabsan diinteena islaamka
Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa
1: Viber/whatsapp/imo +252633636756
2: skype: alrayaan1122
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
[email protected]