Saada Islamic school and kg

Saada Islamic school and kg Ku Soo dhawaada SAADA ISLAMIC Kindergarten waxaad ka helaysaa waxabarasho Tayo sare leh

Saada Islamic schoolKulanka iyo seminar ka waalidiinta iyo macalimiinta dugsiga
17/06/2026

Saada Islamic school

Kulanka iyo seminar ka waalidiinta iyo macalimiinta dugsiga

Happy 18 may all somalilanders πŸ’šπŸ€β€οΈSaada Islamic school
17/05/2026

Happy 18 may all somalilanders πŸ’šπŸ€β€οΈ

Saada Islamic school

Sawiro Xafladda qalin jabinaya kg yada schoolka saada Islamic school
20/09/2025

Sawiro

Xafladda qalin jabinaya kg yada schoolka saada Islamic school

20/09/2025

Xafladda sanad dugsiyeedka

Saada Islamic school

31/07/2025

Admission is open

Saada islamic school 🏫

☎️ 063-3240834 or 063-7006589 or 065-3240834

31/07/2025

πŸ•Œ Ma jeceshahay in ilmahaaga yar si habboon u barto diintiisa?

Ma rabtaa in uu si fudud u barto Carabiga iyo higgaadda si uu Qur’aanka ugu sahlo?
Ma doonaysaa in uu ku barbaaro edeb, akhlaaq iyo jaceyl diinta Islaamka?

πŸ“– SAADA ISLAMIC SCHOOL

waxay hadda bilowday Qaybta Galinka Dambe ee Diiniga ah (Islamic Afternoon Program) – si gaar ah loogu talagalay carruurta da’doodu u dhexayso 3 ilaa 12 sano.

πŸ’‘ Maxaa ilmahaaga loogu diyaariyey?

πŸ“—Barashada Carabiga iyo Higaadda Qur’aanka iyo xidigisa
πŸ“– xifdiga qur’aanka kareemka
πŸ“— Xifdinta ducooyinwka
πŸ“— Fahamka asluubta Islaamka iyo akhlaaqda wanaagsan
πŸ“— Sheekooyin diini ah oo xiiso badan iyo tarbiyo dhab ah
πŸ“—fiqiga iyo caqiida Islamic
πŸ“—Tafsiirka Quraan
πŸ‘©β€πŸ« Waxaa wax baraya:

Macalimiin khibrad leh, naxariis badan oo barbaarin ku saleeya kalgacal, ixtiraam iyo aqoon.

πŸ“£ OGEYSIIS DIIWAAN-GELIN!SAADA ISLAMIC SCHOOL"Meesha uu iftiinka aqoontu ka bilaabmo"Diiwaan-gelinta ardayda cusub ee sa...
25/07/2025

πŸ“£ OGEYSIIS DIIWAAN-GELIN!

SAADA ISLAMIC SCHOOL

"Meesha uu iftiinka aqoontu ka bilaabmo"

Diiwaan-gelinta ardayda cusub ee sanad-dugsiyeedka cusub ayaa si rasmi ah u FURAN!

βœ… Qaybaha la Diiwaan-gelinayo:

πŸ“˜ Kindergarten Classes
πŸ“— Primary Lower (Dugsiga Hoose)
πŸ“™ Islamic Studies (Galabkii)

πŸ§’πŸ’– Maxaad U Dooranaysaa SAADA School?

πŸ’• Daryeel, farxad & kalsooni loogu talagalay ilmahaaga

πŸ‘©β€πŸ« Macalimiin khibrad leh oo naxariis badan

πŸ“š Waxbarasho isku dhafan: Diin + Akhlaaq + Cilmi casri ah

πŸ“… Isku diwaangeli maanta si aadan u seegin booska ilmahaaga!

πŸ“ž Wac ama fariin noogu soo dir: πŸ“± 63-3240834 | 63-7006589 | 65-3240834

🚌 SAADA ISLAMIC SCHOOL

Dugsi ubadkaagu ku barbaarayo iimaan, akhlaaq & aqoon.

25/07/2025

πŸ“£ OGEYSIIS DIIWAAN-GELIN!

SAADA ISLAMIC SCHOOL

"Meesha uu iftiinka aqoontu ka bilaabmo"

Diiwaan-gelinta ardayda cusub ee sanad-dugsiyeedka cusub ayaa si rasmi ah u FURAN!

βœ… Qaybaha la Diiwaan-gelinayo:

πŸ“˜ Kindergarten Classes
πŸ“— Primary Lower (Dugsiga Hoose)
πŸ“™ Islamic Studies (Galabkii)

πŸ§’πŸ’– Maxaad U Dooranaysaa SAADA School?

πŸ’• Daryeel, farxad & kalsooni loogu talagalay ilmahaaga

πŸ‘©β€πŸ« Macalimiin khibrad leh oo naxariis badan

πŸ“š Waxbarasho isku dhafan: Diin + Akhlaaq + Cilmi casri ah

πŸ“… Isku diwaangeli maanta si aadan u seegin booska ilmahaaga!

πŸ“ž Wac ama fariin noogu soo dir: πŸ“± 63-3240834 | 63-7006589 | 65-3240834

🚌 SAADA ISLAMIC SCHOOL

Dugsi ubadkaagu ku barbaarayo iimaan, akhlaaq & aqoon.

Ku Soo dhawaada SAADA ISLAMIC Kindergarten waxaad ka helaysaa waxabarasho Tayo sare leh

Happy 18 may all somalilanders ΩŠΩˆΩ… Ψ§Ω„ΩˆΨ·Ω† β€οΈπŸ€πŸ’šSaada Islamic school and kg
14/05/2025

Happy 18 may all somalilanders
ΩŠΩˆΩ… Ψ§Ω„ΩˆΨ·Ω† β€οΈπŸ€πŸ’š

Saada Islamic school and kg

Address

Faluujia U Dhawo Mishiinka Laydhka Ka Xiga Waqooye
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saada Islamic school and kg posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category