13/08/2023
De jong" Barcelona waa kooxdayda,waxaan aan ku soo riyooyin jiray ill yaranteydii Waxaan doonaya waayahayga in aan ku dhameysto Halkan"
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SHabakadda Kubadda Cagta, College & University, calaamada village, Hargeisa.
13/08/2023
De jong" Barcelona waa kooxdayda,waxaan aan ku soo riyooyin jiray ill yaranteydii Waxaan doonaya waayahayga in aan ku dhameysto Halkan"
12/08/2023
Ronaldo caawa kula dabaal Dagey kooxdiisa cusub koobkii 1aad ee kula guuleysto ππ
12/08/2023
ππππ ππ ππ! Kepa oo ku biiray Real Madrid heshiis amaah ah oo uu kaga yimid Chelsea, isagoo buuxinaya booski courtios oo dhaawacmay βͺοΈπͺπΈ
10/12/2022
Cristiano Ronaldo ayaa markale kursiga keydka kusoo bilowday kulanka Morocco π³
10/12/2022
Ten Hag: "Waxaan doonayay isaga Ronaldo inuu joogo daqiiqada ugu horeysa ilaa hadda, wuxuu rabay inuu baxo - laakiin wareysiga ka hor, waligiis waxba iimuu sheegin".
π΄
Xagaagii Cristiano waxa uu yidhi: Todobo maalmood gudahood ayaan kuu sheegi doonaa hadii aan rabo in aan sii joogo
09/12/2022
Gool wadaha argentina ayaa semi final usoo saaray xulkiisa messi iyo saaxiibadii ayaa iska xaadiriyey semi final iyaga oo rigoore wadna fur ah ku baxay
09/12/2022
Croatia,ayaa gabi ahaanba ka cidhib tirtey xulka brazil ciyaar ay luka modric iyo wiilashiisu ay sameeyeen kadiskii ugu weynaa ee koobka aduunka,iyadoo gool haye livakovic oo ahaa geesiga reer croatia
By by by brazil π₯Ίπ₯Ίπ₯Ί
09/12/2022
π¨ Mesut Ozil oo fariinta cajiibka ah ee taageerada Cristiano Ronaldo u diray Instagram-ka β€οΈ
"Runtii ma fahmin halka ay ka imanayso diidmada joogtada ah ee saxafada ee ku saabsan Cristiano ... Warbaahintu waxay isku dayeysaa oo kaliya inay hesho gujisyo, khubarada xirfad-yaraantu waxay rabaan inay isha ku hayaan magaciisa weyn oo ay isku dayaan inay ka dhigaan muuqaalkiisa.
xun.
Waxa uu ku dhow yahay 38, haddaba waa maxay la yaabkii uusan dhalinin 50 gool xilli ciyaareedkii?
Taageere kasta oo kubbadda cagta ah waa inuu ku faraxsan yahay inuu daawado isagoo ciyaaraya kubbadda cagta heer caalami ah muddo 20 sano ah.
Uma maleynayo in jiilka cusubi uu awoodi doono inuu la mid noqdo tiradooda.
Waligiis wuxuu sii joogi doonaa horyaalkiisa π
Qof kastaa waa inuu ixtiraam dheeraad ah u muujiyaa mid ka mid ah ciyaartooyda ugu waaweyn taariikhda isboortiga... "ππ΅πΉ
09/12/2022
Wareega 8 aad ka ayaa maanta furmaya iyadoo laba cisho oo fasax la galay
Waxaana wada ciyaaraya caawa
Brazil vs croutia 6:00 pm
Natherland vs argentina :10:00pm
09/12/2022
Naadiyada ugu ciyaartoyda badan ayaa weli ku jira koobka adduunka π₯π₯
08/12/2022
Roy Keane: βMa ahan wax dhib ah qofka ku guulaysta kabta dahabka ah, hadii Lionel Messi uu ciyaaro finalka, waxaan hubaa inuu ku guuleysan doono kubada dahabka ah, waa ciyaaryahanka ugu fiican Koobka Adduunka, fiiri xulalka France.
Brazil, Portugal iyo England, waxa ka buuxa xiddigo waa wayn, xitaa haddii Mbappe aanu gool dhalin, Giroud ayaa dhalin doona, xitaa haddii Kane aanu gool dhalin, Saka ayaa dhalin doona, Brazil iyo Portugal ayaa leh goolal badan, halka Argentina ay ku dhibtoonayso haddii Messi si weyn loo calaamadiyo.
Waxa ay muujinaysaa sida uu Messi muhiim ugu yahay xulkan Argentina, waxa aad kooxdan ka saartaa Messi oo xataa marka horeba uma soo baxayaan koobka adduunkaβ.
08/12/2022
π¨Rasmi: Luis de la Fuente ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee xulka qaranka Spain kadib bixitaankii Luis Enrique πͺπΈ